Madasha Ururada Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan

Madasha Ururada  Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan

Share

government

28/12/2025

Ururada siyaasada diiwaan gashana ayaa kulan muhiim ah kula leh madaxtooyada madaxwaynaha somaaliya kulanka ayaa daaran difaacida qadiyada wadanka ayan tahay in mucaarad iyo muxaafid hal meel looga soo wada jeesto.

23/12/2025

Ururadii siyaasada qaybtii ugu danbaysay ayaa iska diiday doorashada halka xisbi loo xiray sheegayna in ay san qayb ka ahayn,JSP iyo shaqaala hooda ayay ku soo idlaatay.

08/12/2025

Hugaanada Ururada siyaasada diiwaan gashan oo in n**o ah u taagnaa ka qayb galaka doorashooyinka qof iyo cod ayaa hakiyay ka qaybgalaka doora shooyinka golaha deegaanka gobolka banaadir hakintan oo ay u coskadeen sababa jira ow good oo ay ugu horayso hufnaan la aan iyo wax is daba marin.

Photos from Madasha Ururada  Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan's post 06/09/2025

Siyaasiyiinta maanata ku soo biiray saaxada Ururada siyaasada diiwaan Gashan waan ku soodhawaynaynaa Tartanka xisbiyada badan iyo hanaanka doorasho qof iyo cod.

26/08/2025
26/08/2025

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Dn-Shacab oo la hadlay war baahinta madax banaan ayaa aad walaac uga muujiyay hubanti la aanta ay keentay wax ka badalka qor sha siyaasadeedks hanaanka doorashoooyinka qof iyo cod.

Photos from Madasha Ururada  Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan's post 24/08/2025

Shir ay is kugu yimaadeen madasha Ururada siyaasada diiwaan gashan oo maanta ka qab soomay magaalada muqdisho ayaa aad loogu falan qeeyay dib u furista diiwaan galainta Ururada siyaasada diiwaan gashan madasha Ururada diiwaan gashan ayaa walaac ka muujiyay hanaanka loo maray furitaanka ayadoo lagala tashan Ururada siyaasada xili diyaar garow loogu jiro xulista xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada si toos ahana loo xiray qaadashada kaararka cod bixinta ma aha in koox siyaasadeed ay badalaan jadwalka shqo ee gudiga doorashooyinka aygoo si gaar ah u tixgalinaya tiim siyaasadeed gaar ah loona furo diiwaan galintii Ururada ee xarintay xili lawada ogyahay.

Photos from Madasha Ururada  Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan's post 14/08/2025

Kulamo joogto ah oo looga arinsanayo siyaasada dalka ayaa u socda Madasha Ururada Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan.

21/07/2025

Madasha Ururada Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan
=Warsi xaafadeed=

27/06/2025

Talo soojeedin Madasha Ururada Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan

Waxaan ka qayb galnay gogoshii wadatashiga Qaran xubno matalayay Ururada siyaasada diiwaan Gashan ayaa goob joog ahaa waxay aragtiyo taban ku biiriyeen shirkii socday Afarta maalin oo laga soo saaray war murtiyeed koobaya nuxurka gogosha.

Hada waxaa fidsan gogoshii wadatashiga qaran waxaa lagama maar maan ah in Ururada siyaasada diiwaan gashan ay ku yeeshaan matalaad togan ayna goob joog ka ahaadaan shirka ajandihiisa la cadeeyay ee furmaya 3adexda bishaan fuuda nagu soo haysa.

Ka qayb galka shirkaan masiiriga ah waxay cadaynaysaa jiritaanka ururada siyaasada diiwaan gashan waxaana saamilyada siyaasada saxda ah noqondoona cida ka qayb gasha shirka loo madal san yahay.

Photos from Madasha Ururada  Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan's post 21/06/2025

Madasha Ururada Siyaasadda Ee Diiwaan Gashan

Kulan aad loogu lafa guray habsami usocodka doorasho qof iyo cod oo ay goob joog ahaayeen xubno matalayay ururada siyaasada ku midoobay masha ururada siyaasada diiwaan gashan.

Kulanka oo ka qabsoomay xafiiska Gudoomiyaha baarlamaanka ayna goob joog ahaayeen gudomiyaha iyo ku xigeenkiisa labaad ayaa ku soo idlaaday si wanaagsan waxayna aad uga doodeen matala yaasha ururada siyaasada in lagu dadaalo qabsoomida doorasho qof iyo cod loo siman yahay kuna qabsoonta Cadaalad.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Kilometer 4
Mogadishu
252