Nootaayo Al-Taqwa

Nootaayo Al-Taqwa

Share

Kusoo dhawaada Nootayada Al-taqwa, Waxaa naga heli kartaan Adeegyada soo socda:-

1.

Kala wareejinta hantida guurtada iyo maguurtada sida Guryaha, Dhulalka, Beeraha, Baabuurta iyo waxii la mid ah.

24/01/2022
10/12/2021

Asc Jimce wanagsan Dhamman asxaabta ku xiran bogga Nootaayo Al-Tawqa, waxaan idinkaga mahad naqeynaa ku xirnaantiina boggan, talooyinka iyo garab istaagiina.
Nootaayo Al-Tawqa waxa ay idinkugu bishaareynaysaa Adeeg hufan iyo qiimo macquul ah oo ku raali gelin doono inshaa Allah.
Wada shaqeyn wacan

12/11/2021

Asc Jimce wanaagsan dhammaan asxaabta ku xiran Page ka Nootaayada Al-Taqwa

08/11/2021

Kusoo dhawaada Nootaayo Al-taqwa.
Waxaa idiin sameen doonaa qiima dhimis macquul, si gaar ah macaamiisha bishaan nala soo xariira.
Waa mahadsan tihiin dhamaan Macaashiisha sharafta leh.

01/11/2021

Asc dhaman ummadda soomaaliyeed, Salaan ka dib Mahad Dhamaanteed ALLAH ayay u sugnaatay, intaas ka dib waxaan rabaa in an idin ogeysiiyo in an ka furey magaalada muqdisho, Maalintii ay Taariikhu aheyd 03/10/2021, Xafiis Nootaayo oo lagu magacaabo AL-Taqwa, Gaar ahaan degmada Hoolwadaag ee suuqa bakaaraha, inta u dhaxeyso shirkada isgaarsiinta hormuud iyo shirkadda isgaarsiinta Somtel, Agagaarka Safa Group, oo loo yaqaan S Company, Gaar ahaan Daarta Cabdi-dheere, Waxana idinku so dhoweyn doonaa Gacamo furan insha ALLAH.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wadada H/wadaag Suuqa Bakaaraha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Thursday 06:30 - 17:00
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00