Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS Gen Maxamed Maxamuud Garabeey oo Geesiyaasha ku sugan Furumaha dar daaran u jeediyay
Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS
Bogga Rasmiga ah ee Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS.
Taliyaha Taliska taakuleynta Ciidanka XDS Jen Maxamed Maxamuud Garabeey''Waxaa go,aan lagu gaaray in Cadowga Khawaarijta la dareensiiyo Gumaca Baaruuda''
Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS Jen Maxamed Maxamuud Garabeey'' waan ka Adag nahay Khawaarijta waana iska saareynaa...
Taliyaha Taliska Taakuleeynta Ciidanka XDS S/Guuto Maxamed Maxamuud Garabeey''Geesiyaasha Gor Gor waxaa lagu xasuustaa Casharada ay Khawaarijta u geesteen''
Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS S/Guuto Maxamed Maxamuud Garabeey oo Dar daaran u jeediyey Geesiyaasha ku sugan Magaalada Ceerdheer
Qiima gaar ah ayay noogu fadhisaa Munaasabadda 1-da Luulyo.
30/06/2026
Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Sannad-guurada 66-aad ee 1-da Luulyo, oo ku beegan xuska Xornimada Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo saldhig u noqotay dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed 1-dii Luulyo 1960.
Taliyuhu wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay nabad, barwaaqo iyo midnimo waarta, isagoo ugu baaqay in la xoojiyo wadajirka, ilaalinta qaranimada iyo garab istaagga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee u taagan difaaca dalka, dadka iyo dowladnimada.
Shirka subax laha ee Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS
Taliyaha Taliska taakuleynta Ciidanka XDS Gen Maxamed Maxamuud Garabeey oo Booqasho Shaqo ku tagay Taliska Qeybta 1’aad ee gorgor& warshada dharka.
25/06/2026
Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 26-ka Juun u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo ugu hambalyeeyay sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay xornimadii gobollada waqooyi ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Taliyuhu wuxuu shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay midnimo, nabad iyo barwaaqo, isagoo xusay qiimaha ay maalintani u leedahay taariikhda iyo halgankii gobannimada dalka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu
