Recruiter
Hiring process
Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar GSD
Waxaan kasaayo ma leh
26/05/2018
OGEYSIIS OGEYSIIS
Maanta salaada duhur kadib waxaa lecture ciwaankiisu yahay TACLIINTA ISLAAMKA DOORKA AY KULEEDAHAY SARE UQAADIDA AQOONTA SOOMAALIYA kajeedintoona Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar
Taariikhda: 26/ may 2018
Goobta: SIYID Hotel
Saacadu: 1:00pm duhurnimo
Hadaba kasoo qeyb gal wanaagsan dhamaan
With Ardeythy Konfurgalbeed Soomaaliya Wadaninews Kgs
15/08/2017
Golaha sitaasiyiinta da'da year ee soomaaliyeed waxey soodhoweynayaan sheekh Muqtaar roobow oo goordhow shirkuqabtey magaalada Muqdisho
Waxeyna Golaha ugu baaqayaan in dowlada soomaaliyeed lasoodhoweeyo
01/08/2017
Guddoomiyaha Golaha Siyaasiyiinta Da'da-yar ee Soomaaliyeed, Guddoomiye kuxigeenada, Guddiga Fulinta & Dhamaan xubnaha Golaha waxay Hanbalyaynayaan Dhamaan Golaha Wasiiradda Koonfurgalbeed Soomaaliya gaar ahaan Maxamed Abuukar Cabdi oo noqday Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha & Tacliinta Sare. Wasiir Maxamed waa xubin ka trsan Golaha isla markaanna ahaa Lataliyaha Guddoomiyaha Golaha dhanka siyaasadda. Goluhu waxay u rajaynayaan wasiiradda lasoo magacaabay inay xilkooda u gudan doonaan si ku jirto Danta Dalka&Dadka
22/06/2017
Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi raajicuun "Allah yarxamuhaa"
22/06/2017
17/06/2017
waa barnaamij taxane ah oo aan ugu tala galnay in lagu wacayi geliyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo tan iyo markii Dowladii dhexe meesha ka baxday horaantii 1990kii aan helin adeegyadii asaasiga u ahaa noolasha aadanaha, sidaa darteedana ka rajo dhiggay soomaaliya oo noqota Dowlad cagaheeda ku istaagta. Barnaamijka waxaan inta badan diirada kusaari doonaa kheyraadka Eebe nagu galadaystay iyo sida aan ugu faa'ideysan karno hadaan noqono muwaadiniin sax ah.
Waa arin cajiib ah ma waxaan difaacnaa daalimka mise madaluumka Ayaan u hiilinaa marxuum Cabaas Siraaji kamadhiman Beel ee wuxuu kadhinta dhalinyarada Soomaaiyeed meel weliba ay joogaan
Ma waxaan dhahanaa qabqabliyaashii hubeysanaa keliya jago haloo dhiibo aawey masuuliyadii dowlada Soomaaliya dhalinta Soomaaliyeed a an kudadaalno dilka Cabaas Siraaji in oo noqodo kii ugu danbeeyey.
06/05/2017
Golaha Siyaasiyiinta Da'da oo ay ku tartameen laba musharax oo kala 1- Ifraax Maxamed Sabriye iyo 2- Maxamed siraaji Sheekh ayaa waxaa 31 cod ku guuleystay Maxamed Siraaji Sheekh. doorashada oo muuqaal ah waxaan goor dhow idinku soo gudbin doonaa halkaan.
03/05/2017
Inaalaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun Golaha Siyaasiyiinta Da'da yar waxey utacsiyeneyaan guud ahaan shacabiga soomaaliyeed gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey mudane cabaas Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo guriyeynta dowlada fedralka soomaaliya oo caawa gacan ka gardarin Ku dishey magaalada mogadisho Golaha waxey xukuumada soomaaliya ugu baaqayaan in dilka Wasiirka cabaareyn kaliya lagu soo koobin we cadaalada lamariyo cidii falkaa foosha xun kadabeysay
04/03/2017
Kukankii 2aad ee Shirwaynaha Golaha Siyaasiyiinta Da'da Yar ayaa maanta 4:00pm (galabnimo). Inta kkulanka lagu guda jiray kulanka ayaa Guddoomiyaha Guddida Doorasha Hogaanka sare waxaa uu soo jeediyay hanaanka Doorashada. Ayadoo sidoo kalena xubnaha loo qaybiyay qoraalada Shuruudaha laga rabo musharixiinta iyo Jadwalka Doorashada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
21 October
Mogadishu
