Youth Network Platform

Youth Network Platform

Share

• Hamigeenu waa horumarinta dhalinyarada soomaaliyeed
- La aas aasay 01/09/2023 .

Photos from Youth Network Platform 's post 28/08/2025

𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗜𝗜 𝟭-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗛𝗢𝗥𝗠𝗔𝗥𝗜𝗡𝗔𝗬𝗔𝗬 𝗛𝗔𝗪𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗢𝗢 𝗤𝗔𝗕𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗬.
Waxaa Maanta Si Qurux badan u qabsoomay Kulankii 1-aad Midkaas Oo Madasha Lagu hormarinayay Laguna laga gurayay Hawlaha baaxada leh Ee Madasha Dhalinyarada horyaala.

Kulanka Waxaa inoo Furay Agaasimaha Guud Ee Madasha Zakariya Ismail Sky Waxaana Joogay Dhammaan Madaxda Qaybaha kala duwan Ee Madasha , Kulanka intii uu Socday waxaa xoogga lagu saaray Sidii Madashu U Samayn lahayd tababaro iyo dood cilmiyeedyo heer Sare Ah kuwaas oo kor loogu qaadayo garaadka Bulshadeenna.



16/08/2025

𝗠𝗔𝗚𝗔𝗖𝗔𝗔𝗕𝗜𝗦 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
Agaasimaha Guud Ee Madasha Dhalinyarada Mudane Zakariya Ismail Sky Markuu arkay Shaqada baaxada leh Ee Madasha Hortaala Wuxuu Mr. Dalmar Mohamed Abdulle U Magacaabay Madaxa Tababarada Ee Madasha Dhalinyarada.

Inala Soo Dhaweeya Dalmar Oo ah Xubin Firfircoon.

Youth Network Platform
"Improving Youth Knowledge"

15/08/2025

𝗠𝗔𝗚𝗔𝗖𝗔𝗔𝗕𝗜𝗦 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
Agaasimaha Guud Ee Madasha Dhalinyarada Mudane Zakariya Ismail Sky Markuu arkay Shaqada baaxada leh Ee Madasha Hortaala Wuxuu Mss. Istar Cali Axmed U Magacaabay Madaxa Qorshaynta Ee Madasha Dhalinyarada.

Inala Soo Dhaweeya Istar Cali Axmed Oo ah Xubin Firfircoon.

Youth Network Platform
"Improving Youth Knowledge"

13/08/2025

𝗠𝗔𝗚𝗔𝗖𝗔𝗔𝗕𝗜𝗦 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
Agaasimaha Guud Ee Madasha Dhalinyarada Mudane Zakariya Ismail Sky Markuu arkay Shaqada baaxada leh Ee Madasha Hortaala Wuxuu Mr. Abdirashid Abdullahi Mohamed U Magacaabay Madaxa Maamulka & Maaliyadda Ee Madasha Dhalinyarada.

Inala Soo Dhaweeya Abdirashid Oo ah Xubin Firfircoon.

Youth Network Platform
"Improving Youth Knowledge"

13/08/2025

𝗠𝗔𝗚𝗔𝗖𝗔𝗔𝗕𝗜𝗦 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
Agaasimaha Guud Ee Madasha Dhalinyarada Mudane Zakariya Ismail Sky Markuu arkay Shaqada baaxada leh Ee Madasha Hortaala Wuxuu Mss. Najma Omar Abdirahman U Magacaabay Madaxa Arrimaha Bulshada Ee Madasha Dhalinyarada.

Inala Soo Dhaweeya Najma Omar Abdirahman Oo ah Xubin Firfircoon.

Youth Network Platform
"Improving Youth Knowledge"

06/08/2025

𝗠𝗔𝗚𝗔𝗖𝗔𝗔𝗕𝗜𝗦 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
Agaasimaha Guud Ee Madasha Dhalinyarada Mudane Zakariya Ismail Sky Markuu arkay Shaqada baaxada leh Ee Madasha Hortaala Wuxuu Mr. Axmed Mustaf Jeylaani U Magacaabay Xoghayaha Madasha Dhalinyarada.

Inala Soo Dhaweeya Mr.Axmed Mustaf Jeylaani

Youth Network Platform
"Improving Youth Knowledge"

03/10/2024

𝗦𝗶𝗱𝗲𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝘂 𝗨 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗙𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶 𝗘𝗲 𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅 𝗚𝘂𝘂𝘅𝗮𝘆𝗮 , 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 & 𝗖𝗮𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮.
Madasha Dhalinyarada oo Marwalba u taagan kobcinta Aqoonta & Xirfadaha Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa caawa qabanaysa Ciwaankan "Sidee Dhalinyaradu U hirgelin karaan Fikradaha Ganacsi Ee ka Dhex Guuxaya , Fursadaha & Caqabadaha"

Ciwaanka waxaa soo jeedin doonna Ustaad Abdisatar Arabow oo ah Hal-abuure & Sidoo kale ka shaqeeya Arrimaha Bulshada .
Mawduuca waxaa inoo xiriirin doonna Zakariya Ismail Sky oo ah Agaasimaha Madasha Dhalinyarada.

Goobta: Google Meeting
Goorta :3- October-2024.
Amminta : 8:30 Fiidnimo.


Photos from Youth Network Platform 's post 11/07/2024

𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹 𝗕𝗶𝗹𝗲 𝗢𝗼 𝗦𝗼𝗼 𝗚𝗮𝗯𝗮-𝗴𝗮𝗯𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆.
Qaar kamid ah Xubnaha Madasha Dhalinyarada Youth Network Platform ayaa Sanadkan Ka Qaybgalay Tababarka Qoraal bile midkaas oo ay qabtaan Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Sanad walba.

Tababarka Qoraal bile ayaa ah Tababar dhiirigelinaya Sidoo kalana Sare u qaadaya Akhris qoraalka.

Agaasimaha Madasha Dhalinyarada Mr Zakariya Ismail Sky Waxa uu u Mahadcelinayaa Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed oo barnaamijkan dardargeliyay & sidoo kale Jaamacadda Imaamu Shaafici oo Kaalin Wayn ka qaadatay Tababarka.

06/05/2024

𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗸𝘂 𝗦𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮
--------------------------------------------------------------------------------
Madasha Youth Network Platform Waxa ay Shaacinaysaa inay qabanayso tababar ku saabsan Cilmi-baarista (Xirfadda Cilmibaaristu Waa Waddada Hormarka Ardayga Jaamiciga ah)

Madasha ayaa marwalba garab taagan dhalinyarada soomaaliyeed ee doonaya inay kordhiyaan cilmigooda iyo Xirfadooda.

Tababarka waxaa bixinaya Ustaad Mustafa Fayruus oo ah Cilmibaare & Bare sare

𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝘂 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆𝗮𝗮:-
Taariikhda : 07- May -2024
Maalinta : Talaado
Wakhtiga : 8:30 PM (Fiidnimo)
Goobta : Google Meeting (Online)

Wixii faahfaahin dheeri ah kala Xiriir
612914273

Mahadsanidin
Allaa Mahad leh
Youth Network Platform
"Sare u qaadaha tacliinta dhalinyarada".

Photos from Youth Network Platform 's post 18/02/2024

𝐁𝐎𝐆𝐀𝐀𝐃𝐈𝐍 & 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐂𝐄𝐋𝐈𝐍:-

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐞𝐞𝐧𝐢𝐢 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐄𝐞 𝐏𝐞𝐫𝐬𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐏𝐫𝐨𝐭𝐨𝐜𝐨𝐥𝐬 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐮 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞 𝐄𝐞 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞

𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃𝐂𝐄𝐋𝐈𝐍

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐄𝐞 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞: 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐮𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲𝐝 𝐄𝐞 𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞 (𝐌𝐀𝐉𝐀) 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐃𝐫𝐬 𝐌𝐮𝐧𝐨 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 & 𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐞𝐝𝐚.

𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫𝐤 𝐏𝐥𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦
"𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚"

11/02/2024

DOOD WADAAG:

Madasha Dhalinyarada (Youth Network Platform) Waxa ay qabanaysaa Dood Ciwaankeedu yahay "DOORKA DHALINYARADA & KA QAYB-QAADASHADA ARIMAHA BULSHADA"

Dooda waxaa ku casuuman Dhalinyaro inbadan ka shaqaynayay Arimaha Bulshada

-Goorta : 16-February 2024
-Goobta : Jaamacadda Caalamiga ah Ee Afgooye
-Amminta: 9:00 AM Jimce

Kasoo qaybgalkaagu waa inoo Muhiim.

10/02/2024

𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐏𝐞𝐫𝐬𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐏𝐫𝐨𝐭𝐨𝐜𝐨𝐥𝐬
--------------------------------------------------------------------------------
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫𝐤 𝐏𝐥𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐏𝐞𝐫𝐬𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐏𝐫𝐨𝐭𝐨𝐜𝐨𝐥𝐬

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐠𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚.

𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐌𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐟𝐢𝐭𝐚𝐡 𝐊𝐚𝐬𝐢𝐦 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐞 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝 & 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧

𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝘂 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆𝗮𝗮:-
𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚 : 𝟏𝟔 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐮𝐚𝐫𝐲 -𝟐𝟎𝟐𝟒
𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 : 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞
𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 : 𝟑:𝟑𝟎 𝐏𝐌 (𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐧𝐢𝐦𝐨)
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 : 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞 ( 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐄𝐞 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞)

𝐅. 𝐆: 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐥𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐝𝐨𝐨𝐬𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐧𝐚𝐚.

𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫
𝟔𝟏𝟐𝟗𝟏𝟒𝟐𝟕𝟑

𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐧
𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡
𝐘𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐍𝐞𝐭𝐰𝐨𝐫𝐤 𝐏𝐥𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦
"𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐭𝐚𝐜𝐥𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚".

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu