Qaran Public Notary
The main tasks of a Qaran Notary is to witness and authenticate signatures, administer oaths!
08/02/2023
Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya (Xeer Lr: 18, 26-Dec-2019) waxa uu yaqaan 3 Nuuc oo Shirkado ganacsi ah, waxa uu jideynayaa sida Shirkadaha ganacsigu u dhismayaan una dhimanayaan, shirkaddii aan xeerkaas lagu dhisinna waxa uu u yaqaan Waxba k**a jiraan.
Haddii aad maalgeliso shirkad aan Waafaqsanayn xeerkaas waxa aad maalgelisay meel cidlo ah oo aadan ku dacwoon karin islamarkaana aadan kula doodi karin cid kale.
Shirkad Gaar ah.
• Shirkad Sahlan ama kooban
• Shirkad Mas'uuliyaddeedu xaddidan tahay
• Shirkad aan Mas'uuliyaddeedu xaddidneyn,
Shirkad Dadweyne
• Shirkad saamiley:
• Shirkad Wadaag ah (PPP): Dawladda iyo Dadweynaha
Qaran Public Notary
Gabbaati: Hanti yar oo laga bixiyo gabar la
guursanayo oo yaradka ka horreeya.
30/01/2023
Shirkaddaada ama ganacsigaagu ma leeyahay Xeerka Asaaska (AOA)?,
Haddii aan Shirkaddaada ama Ganacsigaagu lahayn Qoraalka Asaaska Qaran Public Notary Waa ku caawin kartaa si aad u yeelato!
Qaran Public Notary
Shirkaddaada ama ganacsigaagu ma leeyahay Xeerka Asaaska (AOA)?
Waa ku caawin karnaa si aad u yeelato!
27/01/2023
Dhammaan Macaamiisha Qaran Public Notary
26/01/2023
Qaran Public Notary: Tabaha Baarlamaanka ee Korjoogteynta Howlaha Xukuumadda
✅https://bit.ly/3XFzYUu
WQ: Avv: Ahmed Isse Gutale
23/01/2023
Turjumidda Dokumentiyada Qaanuunka (Legal Translation Documents ) sida Heshiisyada ganacsiga, Wakaaladaha, Shahaadooyinka iyo Xukunada Maxk**aduhu maanta waxa ay leeyihiin muhiimad gaar ahaaneed, sidaas awgeed Qaran Public Notary waxa aad ka heli kartaa adeegyadan dhammaantood, waxa aad ku heli kartaa Afafka Soomaaliga, Ingiriiska iyo Carabiga!
17/01/2023
Xeerka Madaniga Soomaaliya Xeer: Lr. 37, Waxa uu soo baxay 02-June-1973,
Qaran Public Notary
Qaran Public Notary:
12/01/2023
Dhammaan Rukunka Qaran Public Notary Jimce Wanaagsan!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
We Are Located At Grand Tower, FL1, R111, Talex Junction, Hodon District, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
274149
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 18:00 |
| Tuesday | 08:00 - 18:00 |
| Wednesday | 08:00 - 18:00 |
| Thursday | 08:00 - 18:00 |
| Saturday | 08:00 - 18:00 |
| Sunday | 08:00 - 18:00 |
