Somali Social Unity Party

Somali Social Unity Party

Share

This political party champions a vision of a united and prosperous Somalia, built upon a foundation of core democratic principles.

Aragtida “Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed (SSUP) waxaa ka mida in la raadiyo xal haboon oo ciribtira nidaam qabyaladeedka burburinaya qaranimadeena, kaasoo noqon kara mid dhaqan gala oo nidaamkiisuna sii jiitamo. Founded on April 11, 2004, in Katrinholm, Sweden, the Somali Social Unity Party (SSUP) emerged from a collective of patriotic Somali intellectuals and politicians. The SSUP’s fo

03/12/2025

Olaloaha Dawlad Wanaagga 2025/2026
Urur Siyaasadeedka midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP oo Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Bandir iyo isdiinwaan galinta Xubnaha Xisbiga oo dar dar ku socda.
Insha Wararka SSUP.
www.ssup.so

03/12/2025

Olaloaha Dawlad Wanaagga 2025/2026
Urur Siyaasadeedka midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP oo Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Bandir iyo isdiinwaan galinta Xubnaha Xisbiga oo dar dar ku socdo.
Insha Wararka SSUP.
www.ssup.so

03/12/2025

Olaloaha Dawlad Wanaagga 2025/2026
Urur Siyaasadeedka midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP oo Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Bandir iyo isdiinwaan galinta Xubnaha Xisbiga oo dar dar ku bilaawday.
Insha Wararka SSUP.
www.ssup.so

30/11/2025

Olaloaha Dawlad Wanaagga 2025/2026
Urur Siyaasadeedka midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP oo Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Bandir iyo isdiinwaan galinta Xubnaha Xisbiga oo dar dar ku bilaawday

11/11/2025

Ololaha Dawladwanaagga.
.....
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP isla markaana qeyb ka ah Isbaheysiga Demuquradiyada Soomaaliyeed SDA oo ka kooban 23 urur siyaasadeed oo ku buhoobay Isbaheysiga SDA, ayaa Maanta si rasmi ah ula wadaagay warbaahinta Xeer hoosaadka SDA, Manafestada iyo Barnaamijka Isbaheeysiga Demoquradiyada Soomaaliyeed SDA.
Isha Wararka SSUP

17/10/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY XUBNAHA SOOMAALIYA KU MATALAYA BAARLAMAANKA BARIGA AFRIKA

Muqdisho, Oktoobar 15, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya maanta u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Bariga Afrika.

Madaxweynuhu ayaa sheegay in ka mid noqoshada Xildhibaannadan ee Golaha Baarlamanaka Bariga Afrika ay tahay guul Soomaaliyeed oo ka tarjumaysa dib u kabashada dalka iyo kobaca doorka bulsho ee Soomaaliya, waxa uuna ku booriyey xubnahan in ay si firfircoon uga shaqeeyaan danaha iyo codka Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Xildhibaannadan laga sugayo in ay kor u qaadaan magaca iyo doorka Soomaaliya ee siyaasadda, dhaqaale iyo bulsho ee Bariga Afrika, isla markaana ay ku dadaalaan mideynta iyo horumarka gobolka.

DHAMMAAD

Mohamed Dugoow
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
[email protected]

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu