17/05/2025
Waxaan Ku heynaa Dhamaan nuucyada kala duwan ee nalal-ka,
wa.me/+252614199991
itqan.so
ITQAN has an operation HQ office in Mogadishu, Somalia. We also
implement projects across the region
17/05/2025
Waxaan Ku heynaa Dhamaan nuucyada kala duwan ee nalal-ka,
wa.me/+252614199991
itqan.so
13/04/2025
Koronta dhigista guryaha iyo dayactirkooda oo Standard ah waa shaqadeena mudane macmiil. Iska hubi qaabka korontada loo dhigay gurigaaga.
Itqan Engineering
09/04/2025
410-Watts Solar panel
Waa kuu diyaar mudane macmiil inta xabo oo aad karabto iyo meesha aad u rabto.
61 4199991
[email protected]
29/03/2025
Ciid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
26/03/2025
Ka ilaali Caruurta Qatarta Korontada, Usheeg in aysan Taaban Fiilo Go'an ama Dhulka Taala.
# Children
24/03/2025
Energy Storage Systems🔋.
Itqan Engineering waxa ay idiin heysa adeega ESS, kaas oo kuu keydinaya tamarta ☀️ dheeraadka maalintii, adiga oo isticmaalaya habeenkii iyo xilliga cadceedu jirto.
Waxaan idiin haynaa size-yo kala duwan, adiga oo u isticmali kara guryaha iyo goobaha ganacsiga ba.
61 4199991
19/03/2025
Go green with solar! 🌿 ITQAN Engineering provides sustainable energy solutions for a brighter Somalia.
61 4199991
🌟 Powering the Future with Itqan Engineering! 🌟
At Itqan Engineering, we specialize in Electrical, Mechanical, and Plumbing (EMP) solutions—from design and installation to commissioning and maintenance. ⚡🔧
💡 Our Services:
✅ Electrical System Design & Installation
✅ Solar System Design & Installation
✅ Procurement of Electrical & Solar Equipment
✅ Reliable Maintenance & Support
We are committed to delivering top-quality engineering solutions for homes, businesses, and industries across Somalia. 🌍☀️
📍 Location: [Wabari, Mogadishu.]
📞 Contact Us: 61 4199991]
📧 Email: [[email protected]]
Itqan.so
13/03/2025
12/03/2025
Fiilooyinka dhaawacan ama fiiqan waxa ay qatar ku yihiin naftaada iyo gurigaaga. isticmaalka fiiloyinka dhaawacan waxa ay sababi karaan; Shoog koronto, Dab in uu kaco iyo in ay kaa halooban qalabyada korantada ku shaqeeyo.
Hubi fiilooyinkaaga si joogta ah oo beddel kuwa dhaawacan.
11/03/2025
Nashqadeynta koronto dhigista guryaha waxey muhiim utahay badqabka korontada gurigaaga sidoo kale waxey fududeysaa dayactirka korontada mustaqbalka gurigaaga.
Shirkada Itqan Engineering ugu imow nashqado waa faqsan nidaamka koronto dhigista caalamiga ah iyo fulintooda.
| Monday | 07:30 - 17:00 |
| Tuesday | 07:30 - 17:00 |
| Wednesday | 07:30 - 17:00 |
| Thursday | 07:30 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 17:00 |
| Sunday | 07:30 - 17:00 |