Hon Dahir Jesow

Hon Dahir Jesow

Share

This is official govt page as member of parliament of Federal govt of Somalia. H.E. Dahir Jesow.

07/02/2026
07/02/2026
21/01/2026

Allaha u naxariisto dadkii shacabka ahaa ee ay shalay galab magaalada Yaaqbiraweyne ku laayeen saraakiil beeleedyadan hoos idinka muuqdo oo kala ah:

1. Axmed Gaashaan
2. Cabdulle Isaaq
3. Halac Dheere

Waxay u taagan yihiin mar waliba xasuuqa maatada, haweenka iyo caruurta Yaaqbiraweyne.

Dr. Ahmed Iman

22/12/2025

"Gaaljecel Filimkii Fiidnaam ayey qaateen, Geedaha ayey idin kaga soo daadanayaa weyna idin dilayaan"

18/12/2025

Maanta kismayo ayaan soo gaarnay.
Farxad ayaa nagula soo dhaweyay
Guul ayaan rajeynaayaa.

Photos from Hon Dahir Jesow's post 06/12/2025

TACSi
Inaalilaah wa inaa Ilaahi Raajacuun
Waxaan halkaan ugu tacsiyadeynaa Taliye Suunxereg iyo miyoome oo maanta ku baxay gacanta Nabad diidka.
Waxaan si gaar ah ugu tacsiyadeynayaa.
Guutada Duufaanta Sheikh Xasan barsane.
Ee difaaca ugu jirta Degmada Leego.
Ilaah ha u naxariisto walaalahaas.
Dagaalkii maanta Leego qasaaro ayaa lagu gaarsiyay Nabad diidka.

03/12/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Dahir36@gmail. Com
Mogadishu