10/03/2026
Ka Faaβiideyso 10-ka Danbe ee Ramadan!
Isbitaalka Bulsha Kaab Community Hospital (BKCH) wuxuu bulshada u soo bandhigay qaliinada casriga ah oo lagu sameynayo 50% qiimo dhimis inta lagu jiro 10-ka danbe ee bisha barakeysan ee Ramadan.
Tani waa fursad gaar ah oo aad ku heli karto adeeg caafimaad oo tayo sare leh adigoo ku helaya qiimo jaban.
Ku Ciida Caafimaad!
π Location: Gubta Ciise Cabdi, Mogadisho
π 0617055005 / 0614186670
17/02/2026
ππ©Ί Ramadan Mubarak 2026
Maamulka Bulshakaab Community Hospital waxay hambalyo u dirayaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku nool Gubta Ciise Cabdi iyo nawaaxigeeda.
Bishan barakeysan waa bil cibaado iyo daryeel. Waxaan bulshada ku wacyigelineynaa:
βοΈ In la ilaaliyo caafimaadka
βοΈ In la qaato cunto nafaqo leh xilliyada afurka iyo suxuurta
βοΈ In la hubsado carruurta iyo waayeelka caafimaadkooda
Caafimaad wanaagsan iyo cibaado suuban ayaan idiin rajeyneynaa. π€²
π Location: Gubta Ciise Cabdi β Mogadishu, Somalia
π Contact: 061705550
20/01/2026
Bulshadeenna sharafta leh,
Caafimaadku waa nimco Alle bixiyey, waana waajib in aan dhowranno oo ku hormarno daryeelkiisa. Haddii aad dareento calaamado caafimaad-darro, xanuun, ama isbeddel ku yimaada jirkaaga, ha sugin ilaa uu xanuunku darnaado β
π H**e Usoo Gaar Bulsho Kaab Community Hospital si laguu siiyo daryeel caafimaad oo tayo leh, qalab casri ah, iyo dhakhaatiir khibrad leh.
π Goobta:
Gubta Ciise Cabdi β Muqdisho, Soomaaliya
π Nagala soo xiriir:
061 705 5005
061 418 6670
π Bulsho Kaab Community Hospital
β Meel lagu kalsoon yahay, daryeelna lagu helo.
Caafimaadkaaga maanta ilaali, berri ha ka shallaayin.