Mohamed Ali Husen

Mohamed Ali Husen

Share

لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم امين 🤲🤲🕋🕌☪️❤️❤️❤️

27/09/2025

Dalxureeye

27/09/2025

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay casho sharaf uu martigaliyay Madaxwaynaha Maraykanka Mundane Donald Trump taasi oo lagu maamuusay madaxdii ka qaybgashay Meertada 80aad ee Fadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

10/03/2025

الحمد لله رب العالمين بخير الحمد لله رب

Muqdisho iyo Somalia oo dhan nabad alle ha noogu dhigo insha allah

02/03/2025

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Xamar Weyne ayaa soo xiray Eedeysane Cali Adan Muumin oo ku eedeysan Qal Qal galin Amni iyo aflagaado madaxeed.
Waxaana la horgeyndoonaa Maxkamadda awooda u leh.
Muwaadiinta Soomaaliyeed Waxaa la faray in aysan qeyb ka noqonin Qal Qal galinta Amniga iyo faafinta wararka been abuurka ah.

Xigasho : Taliska Qeybta guud ee Booliska gobolka banaadir

22/02/2025

Geesi gurmad waayay ayagoo 25nin ah
ayey shanboqol oo khawaarij ah
26sacaadood ladagaalamayeen
khawaarijtu 8 tiknika ah
iyo 2baabuur oo qarax ayey wateen
5 waa shahiiday 10 waa dhawaacantay
10kii soo haray ayaa magaaladii uhartay
khawaarijtu meeydadkii waa qaadan waayeen
xattaa oo tobankaas nin ayaa ciqaabay
allah ha unaxariisto raga halkaas kushahiiday
dagaal aan caqiido aheyn khawaarijta loogama
Guuleysan karo

Hada ku faraxsantahy sii gudbi guusha

03/12/2024

Manta oo kale 03/12/2009 December ardaydii qalin jabineysay aan u duceeyno alle ha u naxariisto aamin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭💔💔💔

03/12/2024

Raiisowasarha xamze abdi bare oo gawabar maskiin u gargarayo

Sher like nagu caawi

02/12/2024

Axmed madowe oo isgaarsiinta ka jaray raas kambooni si uu u xakameyo ciidanka malin kasta ka goosanayo jubalan sidaas ayuu xal u arkaa Axmed madowe adiga side kula tahay qaabka hada uu sameyay Axmed madowe ciidankas miye so goosan donaa mise meesha ku aharaya weey u dagalami donaa bal fikirkaga waa inoo muhiim

Page follow iyo sheerta iyo like nagu cawi 🇸🇴💪somali guul insha allah

02/12/2024

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xayiraad dhanka safarada ah kusoo rogtay Gudoomiyaha degmada Kaxda Cabdullahi Sheekh Cabdiraxmaan.

Adiga mexee kula tahay??

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu