15/10/2025
Waad imaan kartaa Insha Allaah.
Barta Baraarugga Bulshada
15/10/2025
Waad imaan kartaa Insha Allaah.
15/10/2025
Kulanka Bahda Guryosamo iyo Wasiir Cadaala
Natiijadana waa garab istaagga bulshadeenna.
15/10/2025
Doorka Jaamacadda Soomaaliya
Waan ka mahadcelinayaa runtii✅️
Farriimaha Jimcaha Guryosamo.
Buugga Xulashada Guurka❤️
Lacagta Iphone-ka ku aroos.
11/10/2025
Jaamacadda Jamhuuriya waxa ay gacan ka gaysanaysaa Bandhigga Buugga Xulashada Guurka ee dhawaan dhacaya Insha Allaah.
10/10/2025
Door weyn ayay ku leeyihiin Maamulka Jaamacadda Jazeera Bandhigga Buugga Xulashada Guurka Insha Allah.
07/10/2025
Walaalaha Hargeysa waxa ay ka heli karaan Buugga Xulashada Guurka Iqra Books oo ay markasta ka doonan karaan Insha Allaah.
04/10/2025
Macnaha ay leedahay xorriyadda aad haysato waxaad dareemaysaa marka aad xabsi gasho.
Hadalkaan waa inta aan la i xirin
Waxa aana u hadlay si laab furan.
20/09/2025
Safarkeyga iyo Hargeysa Somaliland
Soo duceeya asaxaabta Insha Allaah.