Dhamaan qeybaha isbitaalka waxaad ka heli kartaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, dhakhaatiir khibrad leh, iyo daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo. Waxaan mar walba u taaganahay badbaadada, caafimaadka, iyo adeegga bulshada.
Dr. Sumait Hospital Tayo Sare, Talo Sax ah
Dr.Sumait Hospitals
SIMAD Family Alumni
Ali Nur Dirie
strong Accounting with lecturer, management and Accounting consultant.
Dr.Sumait Hospitals
Siyaasadda waxaa ku batay dadka qolo la jira, qalbigooduna qolo kale la jiro, oo mararka qaar laba jumladood oo isku mar qoran, midna Ingiriis ku qoraya, midna Af-Soomaali, iyaga oo isleh yaan lagu fahmin
anigu dadka siyaasadda in ay ka shaqeeyaan jecel ma ihi, lkn waxaan la yaabaa marka aan arko qof siyaadda siduu ula socday aay iska badasho oo inta luuqa kuu soo galo laba eray oo aan bashaal uqoray ama cabasho uu halsaac igala doodo.
hadii aad baxdo meesha aad ka tagaysane uu ku yaal geed shilan ah, labasaac markaad siisocoto hadii aad geedkii aragto waa calaamad muujinaysa in aad dhunsantahay,
baadiyaha marka aad geedaha kala taqaan.
21/05/2026
Hambalyo qiimo badan ayaan u dirayaa Nasro Khaliif oo ku guuleysatay dhammaystirka shahaadada labaad ee Master of Accounting and Finance ee Lincoln University College.
Waa guul mudan bogaadin, dadaalkaaga, sabirkaaga, iyo hammigaaga sare ayaana maanta miro dhalay. Waxaan kuu rajeynayaa mustaqbal ifaya, guulo badan, iyo horumar joogto ah
Ilmaha marka aabahood dhinto waxaa la yiraahdaa agoon.
Agoonku wuxuu waayaa xiriir.
Ilmaha marka hooyadiis dhimato waxaa la yiraahdaa habaray.
Habaraygu wuxuu waayaa naxariis.
Adiga midkee weyday, maxaadna weyday?
ceebi waxeey dugaashaa
cabir nimaan laheeynoo
cabashadu u gaartahay
cidlo waxeey haleeshaa
caro ruuxa uga tagay
ceysh nimay wadaagaan
cabashadda madaayoo
caasi tabaryar weeyaan
koonfur galbeed hadii ay ka timaado cabasho yaa loo dacwoonayaa, maxkamadda sharciga uleh ee dacawadaas qaadi kartaa waa teeh?
maantay qofkasta oo aad salaantaa waxuu ku leeyahay dalka waa lagu kala tagayaa, ileen odowaa wax badan ayuu hayay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
