Dhalinyarada beesha geeljecel samoow

Dhalinyarada beesha geeljecel samoow

Share

Nagu soo biir oo ka mid noqo dhalinyarada beesha Gaaljecel 🇪🇪❤️

04/04/2026
31/03/2026

Dhalinyarada beesha Gaaljecel waa in ay hurdada ka kacaan oo ay qeyb ka noqdaan isbadalka siyaasadeed ee ka dhacay Koonfur Galbeed

15/03/2026

lacagta ii dila

Ku Guulayso Xaqulciidkaaga 🏆

Guulaystaha Koobaad 15$✔️
Guulaystaha Laabad. 10$ ✔️
Guulaystaha Sadexaad 5$✔️

Waxaa guuleysanayo 3 Sadexda Qof ugu Sareyso ama ugu horeyso Dhanka Reaction ka ama falcelinta ✔️

Shuruudaha Guulaystayaasha

1️⃣Hoos Kusoo Qor Hal Xigmad ah oo Ummada Anfacdo ✔️

2️⃣ Like Saar Bostiga Abayle media ✔️

3️⃣ Share dheh Bostiga ✔️

4️⃣ follow Dheh Warbaahinta Abayle media ✔️

Guulaystuhu wuxuu noqonayaa Qofka buuxiya Shuruudaha Kor Ku Xusan.

Waa Mamnuuc ah Reaction Fake 🚫🚫
Muddada Uu soconayo Tartanku 24 Saac

Abayle media ku xirnoow mar kasta

11/03/2026

Jaajuus waaye Iska ilaaliya Gaaljecelow

01/02/2026

Warar sugan oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ciidamadii Mooryaanta ahaa ee uu hogaaminaayey Axmed gaashaan iyo Cabdulle isaaq ay isku diyaarinayaan howlgal lagu sheegay sugid amni in uu birito ama maalinta xigta lagu qaadi rabo Degmada Yaaqbariweyne

Sarkaal ka tirsan ciidamada xerada Balidoogle oo aan magaciisa qarinay ilaa ila wadaagay in howlgal ballaaran oo aad u Culus kusoo wajahan yahay Degmada Yaaqbariweyne iyo nawaajigeeda

Dhamaan ciidamada Duufaanta Sheikh Hassan barsane iyo Shacabkooda oo isku duuban waxay diyaar u yihiin in ay iska difaacaan cadowga kastoo duulaan ku ah naftooda iyo xoolahooda

Taliye Wadani duqoow Meesha uu joogo lama aadi karo markaasaa magaalada iyo caruurta lagu meereysanayaa 😆

Dhalinyarada beesha geeljecel samoow

27/01/2026

Maamulka Gacmaha Dhiigga kuleh ee Koonfur Galbeed ayaa diyaariyay qorshe la rabo in markale lagu xasuuqo Shacabka Yaaqbariweyne iyada qaab qabiil loo adeegsanayo Ciidanka Qaranka,

Xogta aan heleyno ayaa Xaqiijineysa in Saddexdii maalin ee lasoo dhaafay Ciidankii ugu badnaa laga dejiyey halkaas qorshahana uu yahay weerar lagu qaado dadka deegaanka iyada oo loo Dowladeynayo,

Ragga Fulinaya Howlgaladan Beeleysan waxaa hogaaminaya Wasiirka Amniga KGS Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Taliyaha Saldhiga Booliiska Walaweyn iyo Saraakiil Ciidan oo aay ku Jiraan Axmed Gaashaan iyo Halac oo Horay u dilay wax ka badan 20 Ruux,

Amarka Duullanadan waxaa leh Laftagareen oo uu Waqtigiisu Dhamaaday islamarkaana ku Asteysan Isir naceyb iyo Kala Faquuq Bulsha uu Isaga Madax u Yahay,

Maalin iyo Laba kadib Waxaad Maqli doontaan Dagaal Ka Socda Yaaqbariweyne,

W/Q Musse Abdulle Osman

23/01/2026

Tan anaa Iska leh ✅✊

23/01/2026

Xildhibaanka guud ee beesha Gaaljecel 🇪🇪✊

22/01/2026

Wax dowlad la dhaho ma jiraan

22/01/2026

Gaaljecelow midnimo iyo Wadajir meel kastoo aad joogtaan sharafkiina difaacda 🇪🇪✊

21/01/2026

Banaabax looga soo horjeedo mooryaanta shaatiga qabiilka hugan ayaa hada ka socda Degmada Yaaqbariweyne 🇪🇪✊

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu