12/10/2024
Hambalyo Wllkey Mohamed Nuur Ali Zaki iyo dumaashi Faadumo Zaki Farxaane wiil iyo gabar
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xoog-sade comp, Public & Government Service, Mogadishu.
12/10/2024
Hambalyo Wllkey Mohamed Nuur Ali Zaki iyo dumaashi Faadumo Zaki Farxaane wiil iyo gabar
17/09/2024
Markasto oo ay isqabtaan nidaamyada jiro waxaa dhib uu soo gaaraa mawadinin ay ka mid yihiin aniga iyo adiga
Labada isqabato iyaga midkasto dhib masoo gaaro oo aan aheyn siyaasad xumo ama mamul xumo
Talo aniga iyo inta ay waxyeelado soogaarto aan isku raaligalineyno
Xasuusinta aan wado ayaa ah in aan iska diidno dulmiga iyo xaasidnimada ay nagu haayaan nadiimka jiro oo ay iyaga isxasdaan ee ay arkeeni dhibka nagusucdo
Maanta anaga ayey niciqaabayaan lkn birito iyagii ayaa wada fadhiisanayo midne noo naxayo
2024 -09-17
Dhibaatada kataagan diyaaradaha beydhabo aadayo beydhabo
مع اسف. .I am sorry
08/09/2024
انالله وانا اليه راجعون وله ماأخذ
اللهم ارهم واغفر لها
Allah ha unaxriisto awoowe sidow mohamed shaacir
Oo kugeeriyooday magaalada mugadisho-somalia gaar ahaan degmada dharkeynley agagaarka suuqaweyn
Awoowe naxariista Alle iyo janadiisa Allah hakusiiyo
Sakaraadka waad mooday su'asha allah haku fududeeyo
Awoowe qalbigeyga k**a gu i doontid iyo talooyinkii aad isiisay intii aad nooleed
Markasto oo aan adiga ku arko ama aan kudaawado ama aan maqlo codkaaga waxaan helaa daawo iyo nafis mxy waxaa tahay nafteyda qofta ay kaheshay waan kuqanacsanahay nolashada maalin uun wey inoo rumoowi doontaa 2024 new challenge
Aniga filashadeyda ama araktideyda waxaan rajeynayaa in ay wadanka kadhici doono is badal siyaasad iyo mamul taas oo aan rajeyneyno saacado uun kadib in aan wada sukno dhamaanteen
Siyaasado waa mucjiso oo labo afley ah
2.w labo bil caburin iyo xalufindhaqalo waan arkeeynaa birito iyo kalabaxnaanta aan kumatalo kursiga aan kufadhiyo ee Somalia soo duceeya
16/08/2024
Allah Yaa Raxma Xaaji Tanaad Faad Janatul Fardowsa Alaha Ka Waraapiyo,
Masuulkii Masjidka Furqaan Aan Uwada Duceyno Waa Maalin Jimco Ah😢🙏😭
Degmada Howl-wadaag Xaafada Tookiyo iyo Cabirka Shaqsi Mug iyo Miisan kulahaa ayaa ka baxay Maanta 16.8.2024.
Waxaan tacsi udirayaa dhamaan wiilasha iyo gabdhaha ee aan bahwadaag kuwada aheyn
1. Hamdi
2. Rowdo
3. Mohamed
12/07/2024
inaa lihaali wa inaa ileyhi raajicun madhinte waa ilaah waxaa inaga geeriyotay ayeyo dey faadumo maliikg maclin ayeeyo ilaahey ha unaxariisto janadii firdowso ilaah haka waraabiyo
Qofkasto oo ay wada macaamileyn ay isqabteyn aan iska cafino su'aalaha Allah ha ufududeeyo
28/06/2024
AUN Gudoomiyihii h**e ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
19/06/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guurkiina Guur Kheyr Gurigiina Guri Nagi Allow Kayeel.
هل رؤية على الليل تحت النوم
مااجملة ومااحسنة
زوجتك مشكلتي
وابنتي وحبيبة قلبي
وأول رزقي
والدليل إلى الخير
طبيعتي إذا عز الطبيب
وحبيبتي إذا نفر الحبيب
لماعملت أن الولد يحمل اسم أبيه
حملتني كلي
فسبقت كل الولدان
اليوم احملها إليك
بوصية من أمها
انتجتهد في طاعتك
والا تعصي لك أمرا
ولاتفشي لك سرأ
ولاتحزن عند فرحك
ولاتفتح عند حزنك
الي اخر ماتوصل به الام الصالحة
فلا تقهرها
ولاتدمعها
ولاتمنعها من بيت ابيها وجواره
مااستطعت إلى ذالك سبيلأ
واعلم أن صداقها لبس ماقدمته لها
قبل أن تحمل إلى ذارك.....مع كثرته
ولكن صداقها ماستلقاه في دارك
في بذل لهاالمودة
فانها صداق الروح
اما المال فهو صداق البدن
لاتؤذني في ابنتي فإنها بضعة مني
الله الله في يمني الله الله في يمني
احفظ وصيتي تجد مودتي
تفرحنا غي رؤية تكتب كل شخصية الصومالي شوف او ويقرأ غي الكلمتين
14/06/2024
Allah U Naxariisto Walaashay Styleka Xooshey waan ka naxay geeridada. Ilahy qabriga ha U waasiciyo
Aan iska cafino walasheyn ikran
24/04/2024
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan ugu tacsiyadeynayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed, si gaar ah caruurtii iyo qoyskii uu ka baxay Allaha u naxariistee Suldaanka Beelaha Lixda Shiidle Suldaan Ahmed Rashiid Sheekh Shuceyb.
Suldaanka Waxuu si mug leh uga soo qeybqaatay geeddi socodkii dheeraa ee dib u heshiisiinta, nabadeynta iyo dib u dhiska Dowladnimada Soomaaliya.
Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.
https://t.me/sh cumar sh cabdulahi axkaam