03/08/2024
Ilaahey ha u naxariisto intii ku dhimatay musiibadii Xalay ka dhacday xeebta Liido inta dhawacntayna Ilaahey ha caafiyo
Aamin Ambulance is the first & only community founded emergency service in Mogadishu, Somalia. Head
Read an article about Aamin on Reuters:
http://www.reuters.com/article/us-somalia-ambulance-idUSKBN1781QN
Watch also a TV report about Aamin Ambulance's work on CGTN:
https://www.youtube.com/watch?v=DEfP-EIoZ2M
You can also follow us on our Twitter account for the latest updates @AaminAmbulance.
03/08/2024
Ilaahey ha u naxariisto intii ku dhimatay musiibadii Xalay ka dhacday xeebta Liido inta dhawacntayna Ilaahey ha caafiyo
21/07/2023
Adeegyada ambalaaska waxay ujeedadoodu tahay inay dammaanad qaadaan in bukaannada ay helaan daryeel lagu kalsoonaan karo oo ka horreeya isbitaalka inta lagu jiro xaaladaha degdegga ah.
Aamin Ambulance
15/01/2023
The aims of first aid include preserving life, preventing injury from getting worse, aiding recovery, relieving pain, and protecting the unconscious. The main objective is to save lives.
Ujeedooyinka gargaarka koowaad waxaa ka mid ah ilaalinta nolosha, ka hortagga dhaawaca inuu ka sii daro, caawinta soo kabashada, yaraynta xanuunka, iyo ilaalinta kuwa miyir daboolan. Ujeedada ugu weyn waa in la badbaadiyo nolosha.
18/05/2022
With the support of , has carried out Sexual and Gender Based Violence and Covid 19 awareness campaign whilst ensuring PPEs are distributed in six villages in Galkacy South. The communities were informed on GBV response mechanism.
Aamin Ambulance waxa ay cadeyneysaa in warka lagu qoray pageka facebook ee Cali Aadan Mumin uu yahay mid aan sal iyo raad toona laheyn.
Majirto wadashaqeyn xumo ka dhaxeysa Aamin Ambulance iyo laamaha Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Mahadsanidiin.
05/11/2020
Maamulka Aamin Ambulance wuxuu shacabka soomaaliyeed ogeysiinayaa page sawirkiisa hoos ka aragtaan inuu yahay mid been abuur ah ayna ka danbeeyan dad rabo inay shacabka war aan xaqiiq aheyn ku baahiyaan.
16/09/2020
Ilaahey ha inaxariisto Bashir Shiq Ali Barkhadle oo ka mid ahaa Darawalada Aamin Ambulance oo dadbadan Ilaahey gacantiisa ku bad baadiyey ان للله مااخذ وله ما اعطا
16/08/2020
We have transported several injured people to Hospitals this afternoon‘s following explosion at Elite Hotel, Lido Beach in Mogadishu..
30/07/2020
Eid Mubarak in advance to every Muslim friend ,brothers and sisters.
Let share love by Sharing whatever little the Almighty has provided for us.May we be amongst those that will benefit from having been kind to others and caring.
May Allah take us through Covid19.
Amin.