Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir

Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir

Share

waa hooyga haweenka soomaaliyeed hor usocda

08/03/2026

Today we honor women around the worldβ€”their faith, resilience and Allah‑given dignity. May we continue to stand for justice, equality and opportunity, so every woman can live the life Allah intends.

Happy International Women’s Day!

21/09/2025

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda! πŸ•ŠοΈ
Maanta oo ah 21-ka Sebtembar, waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaanteen inaan u dhaqaaqno ilaalinta nabadda iyo xasiloonida. Haweenka Gobolka Banaadir waxay hormuud u yihiin dhisidda bulshooyin nabad ah.
Aan u istaagno nabadda, oo aan dhisno mustaqbal nabdoon.

06/04/2024

Fogaan arag
Waan idinka Fogahay Lkn waan idinla Joogaa
Mulaaxdeydii maanka U roon teeydii Alle haku Xafido Amen πŸ™

05/04/2024
Photos from Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir's post 05/04/2024

Fogaan Arag
Caawa 27 Ramadaan Allow Acmaasha Naga aqbal oo nagudar inta loodanbi Dhaafo Amen πŸ™

Illaahoow 2 deydii Waalid, walaal iyo Qaraabo Deris iyo Saaxiiba Noowada Naxariiso oo qooetooda inta laxoreeyo Nagudar Amen πŸ™
Illaahoow Dawladda Noo Qawiyee
Illaahoow Ciidankeena Guulee
Illaahoow Cadawga Soomaliyeed
Hoos kadhig
Dhamaan Soomaliweyn iyo Guudahaan Muslimiinta Janada naguwada Kulmi Amen πŸ™

28/06/2023

π‚πˆπˆπƒ 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍.
Waxaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa munaasibadda Ciidda Carafo waxaana leenahay Nabad ku Ciida.

25/09/2022
Photos from Xafiiska Haweenka Gobolka Banaadir's post 05/09/2022

DAAHFURKA BARNAAJIMKA HAWEENKA NABADDA & AMNIGA

LAUNCHING WOMEN'S PROGRAM FIR PEACE AND SECURITY

01/04/2022

Ramadaan Kariim

Waxaan Guud ahaan Ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeenayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Allah subxaanahu watacaalaa ka baryaayaa in
Soonka, Salaada iyo Guud Ahaan Cibaadada naga wada aqbalo, Isla markaana Bishan Barakeysan inoogu dhameeyo Nabad, Barwaaqo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Arbaco Rukun
Mogadishu