Xogogaal media production

Xogogaal media production

Share

Xogogaal media production Personal Page

11/08/2025
11/08/2025

Dhamaan Reer Puntland waa kasimanyihiin dhibaataynta Shacabka Guud ahaan DDS aragtidan hoos taala bayna Dhamaantood wada qabaan.

11/08/2025

Dhawaan waxaan bahin doonaa hadii rabbi idmo dhibaatooyinka loogaysa shacabka DDS ee Kunool Puntland fadlan Shere garee si aan meel dheer ugaarsiino.

26/03/2025

Magaceygu Waa.... Ahmed siciid Waxaan jiraa 27sano sanadkan ayaan 27ka geli rabaa haddii Aan nolol ku gaaro. Waxaan Kugu dhaariyay Allaah Xanuunada Keena Dadkana Ka Caafiya.

Waxaan fariinteydaan kaaga dhigaay mid Qoortaada gashan Oo Amaano Kugu ah. Saacdan ay ku soo gaartay laga bilaabo ilaa Qiyaamaha ka dhaco.😭

Markad furto fariintaan Aad aqrisato ilaah baan kugu dhaarshaye sii faafi waa maalin isniin ah

Hadda ka hor Waxaad halkaan uga duceyseen Aabaheey Siciid Oo La Xanuunsanaa

Cudurka dilaaga ah Ee Cancerka.😭 Wuuna ka caafimaaday ducadiina Uu rabbi idiinka aqbalay darteed Alxlh.

Maanta aniga ayuu Xanuunkii igu dhacay gaar ahaan Aniga Waxaa iisii dheer Cancerka maskaxda galo ayaa igu dhacay😭😭

Salaadaha si Caadi ayaan u Tukadaa inkastoo
mararka qaar aan miir beelo Daawo kasto Waa isticmaalay Aan ka aheeyn daawada ducadiina Oon maanta soo doontay.

Xaaladada Allah Hagaajiyo Towxiidkana Allaah kugu dilo jannada booskaaga allaah kaaga dhigo

Maanta Hadaad ducadiina iigu kala harin

Waana Soo sheegi doonaa Hadba Heerka uu igu gaaro Xanuunkan i haya. Haddaan dhintana Cafis iyo masaabax iyo naxariis rabbi ii soo weeydiiya Dhaamantiin Allah idiin jeclaado.

hadaad naxariis leedahay si walaalaha muslimiinta iigu wada duceeyaan sii faafi fariintayda😭😭

walaal Aduunka wax la isku yahay ii soo ducee fariintaydana sii faafi walaala😭😭

✍ Allah kaa dhigo kan codsigayga gudbiya

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu