Jilib is furfur badan baa ka socda waana gabarta wilaayada oo
heeso iyo muuqaalo TikTok sameeysay.
Sanadka 2026 dad badan ayaa fahmay in buuq, fowdo iyo dagaal aan horumar lagu gaari karin.Halka Shiikha iyo xertiisa mucaaradka ee wali u joogto jawigii 2021 iyagoo wali taageero ku raadinaya buuq iyo qalalaase.ππ
Jab Dhurwaa Media
Diplomatic/political Analyst
Waxaa laga soo gudbay xilligii qaraxyada, barakaca iyo cabsida joogtada ahayd ee shacabka ku noolaayeen.Muqdisho maanta waxay u taagan tahay dowladnimo iyo kala dambeyn mana aqbali doonto in dib loogu celiyo fowdo siyaasadeed iyo bannaanbaxyo shacabka lagu dhibaateeyo.
Sheekha dadka gaaleysiiya iyo mucaaradka kalaba waa inay fahmaan in shacabka aysan doonayn qalalaase iyo qalqal amni, balse ay doonayaan nabad,horumar iyo dowlad adag oo ilaalisa caasimadda.
Madaxweynaha iyo dowladda maanta jirta waxay mudan yihiin garab istaag iyo bogaadin.πΈπ΄π«‘
Geel iyo kicin bulsho oo aan jirin caasimaddaan k**a socon donaan ee sheikha is qarxin raba ha loo sheego intaas 2026 aa la marooyaa dadkiisa dhinac haka raaco.
ππ
Baraho wanagsan wali waxaan barsho ku wadnaa siyaasiga Soomaaliga ah qofkoo yahay iyo wajiyada aadan ka aqoon ee u qarsan.ππ
Siyaasiga Soomaaliga ah marka uu mucaarad yahay waa sidaan, marka uu xilka joogana wajigiisana waa kan saanna waa yaqaanaa.ππ
01/06/2026
Markii awood iyo hadal toona la waayo, in dib loogu laabto qofku siduu ahaa ceeb ma aha, laakiin waxaa nasiib-darro ah in uu weli isagoo wata isla aqligii gaaleysiinta ee 2006-dii uu rabo inuu sidaas noogu hoggaamiyo 2026.
Wallee Soomaaliya xishood ma jiro. ππ
Dalxoreeye Guul.ππ
Hoggaamiyaha shacabka Dalxoreeye.βοΈ
Gabar yar oo qurbaha ku soo kortay ayaa ka soo carartay nolashii ajaanibta iyadoo jacayl u dooratay dalkeeda hooyo haddana waxaa xanuun leh in loogu yeero βdhaqan celisβ halkii lagu soo dhaweyn lahaa.
Waa gabar loo-yaqaan loyal, abuukaate ah, isla markaana heysata nolol iyo dhaqaale ku filan, haddana qalbigeeda waxay dooratay dalkeeda iyo dadkeeda.
Aniga shaqsi ahaan waligey ma jeclayn nolol dibadeed, mar walbana waxaan aaminsanaa in dalkeena la aamino oo la dhisto. Waxbarasho, business ama dalxiis qofku wuu ugu bixi karaa dibadda, balse nolol iyo mustaqbal dal kale laga raadsado aniga ahaan waa wax xanuun leh sida aan aaminsanahay.π’βοΈ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Bakaaro
Mogadishu
JH0902
