29/03/2026
T-Hub Innovation Center proudly participated in the COMESA Investment Forum, held as part of the Kenya International Investment Conference on March 26–27, 2026. This premier event provided a valuable platform to demonstrate our strong commitment to advancing cross-border collaboration and innovation across Africa.
Throughout the forum, T-Hub successfully established strategic partnerships and explored meaningful synergies with a diverse range of businesses and stakeholders from across the COMESA region and the broader African continent. These engagements mark an important step toward strengthening regional cooperation and unlocking new opportunities for shared growth.
We are confident that these newly formed partnerships will play a pivotal role in driving collaborative innovation and accelerating economic development within Africa’s rapidly evolving technology ecosystem.
As part of our long-term vision, T-Hub is dedicated to developing impactful AI-driven solutions tailored to address Africa’s unique challenges. In line with this mission, our engineering team has already developed innovative platforms such as Restify and Moringoos, reflecting our commitment to building scalable, practical, and transformative technologies for the continent.
01/12/2025
T-Hub waxay qayb ka tahay shirwayaha 6aad ee Hogaaminta iyo Hal-abuurka kasoo ka dhici doona Royal palace mogadishu .
Waxaana soo qaban qaabiyay Arkaan Leadership and Innovation Hub .
Agaasimaha xarunta T-hub mudane Mentor Aydurus ayaa ka qayb gali doona .
T-hub iyo mogadishu .
28/11/2025
Restify
xarunta hal-abuurka iyo Technologyada ee T-Hub waxay soo saartay System cusub ee magciisgu kor ku xusan yahay kaas oo bixin doona adeeg casri ah oo la xiriira maaraynta iyo kawarqabka hawlaha maalin laha ah ee Meheradaha cuntooyinka karsan - dalabka , maqsinka , qanacsanaanta macmiilka , korjoogtayna shaqaalaha , badqabka dakhliga intaasuba waa shaqada Restify si offline iyo online ba ah.
hada ka mid noqo kafaaidaystayaasha , ama hawl wadeena .
31/10/2025
Haddii shalay ay ahaayeen tijaabo, maanta waa koritaan.
Samee , niyad cusub, fikir wanaagsan, iyo ficil wax keenaya.
Runtii waxaad awood u leedahay inaad U beddesho maalin kasta dhanka wanaagsan ! 🌞
29/10/2025
T-hub Innovation Center Presents
Topic: How Youth Can Leverage AI and Digital Tools to Shape Their Future Careers
📅 Date:30-Nov-2025
🕗 Time:Thursday, 8:00 PM
📍 Venue:T-hub Innovation Center
🎙 Speaker:Abdulwadud Hassan*
Digital Marketing Strategist & Founder of Carasents LLC
💡 Ku soo biir habeen ka kooban oo aqoon iyo hal-abuurnimo leh!
Xog dheeraad ah Riix halkan :
( https://chat.whatsapp.com/H8umHmbcYWYHpCqdMCE7n3?mode=wwt )
Baro sida da’yartu u adeegsan karaan AI, Automation & Digital Tools si ay mustaqbalkooda xirfadeed iyo aqooneeedba u kobciyaan.
15/10/2025
MASTER CLASS: CONTENT CREATION & VIDEO EDITING
Duration:1 Month
Format:Physical Class
Location:Eastleigh, Nairobi, Kenya
What You'll Learn
Video editing and content production YouTube & TikTok creation challenges
Short film making & storytelling techniques
Drone control and aerial cinematography
About the Program
Join our : 1-month intensive hands-on training designed to equip you with real-world creative and technical skills in content creation.
Trainees will: produce their own YouTube and TikTok content,
take part: in a film-making project and master drone operation: to capture cinematic shots.
• Why Join?
Learn from experienced creators
Build your personal brand
Gain practical, industry-level experience Network with other creators and filmmakers
• Details
Location: Eastleigh, Nairobi, Kenya Duration: 1 Month (Physical Class)
Format: Practical sessions with creative challenges
* Don't Just Watch - Create!
Take the first step toward becoming a professional
Join here : https://chat.whatsapp.com/K0rdc224p3ZGTGaHYjgjYe?mode=wwt
05/10/2025
SAWIRO: Maamulaha guud ee xarunta hal-abuurka iyo Technologyada ee T-Hub Mr Mentor Aydurus ayaa ka qayb galay kulan lagu falanqaynayo iswaydiimo iyo xal u helida
Mawduuca : "Aamusnaanta Muwaadinka Caadiga ah, dhibka ay ku Leedahay Dowlad Dhiska Dalka"
Goobta: Nairobi kenya
Qaban qaabiye :
Muuqada iyo afkaar iswaydaarsiga halkan kala soco .
24/09/2025
T-hub waxay soo saartay 16 Gabdhood oo ah hal-abuurayaal ganacsi ah.
Madashani waa difaacashada fikradahooda ganacsi .
Dhawaan filo xalfada abaal marinta guulaystayaasha .
09/09/2025
Bahda T-Hub oo isku duuban waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ,
Dr.Cabdinaasir Xirsi Cabdi oo ah da’yar Soomaaliyeed difaacdayna Shahaadada Doctor of Philosophy (PhD), gaar ahaan qeybta Electrical Engineering (Communications) oo uu diiradda ku saaray Amaanka Shabakadaha Internetka gaar ahaan difaaca weerarada DDoS (Distributed Denial of Service).
Waxaana uu ka difaacday Jaamacad ku taala Dalka Malaysia oo la yiraahdo Universiti Tun Hussein Onn Malaysia (UTHM)
Dr. Cabdinaasir waxa uu ahaa tababare iyo Macalin ka soo shaqeeyay dalka gaar ahaan xarunta T-Hub Innovation center, Garowe.
Hayaanka Waxbarasho ee Dr. Cabdinaasir Xirsi wuxuu ka soo bilaabay Magaalada Qardho oo uu ku soo qaatay Dugsiga Dhexe Xaaji Aadan , Dugsigiisi sarana Sheikh Osman Secondery School, halka Waxbarashadiisa Jaamacadda Heerka Koowaad iyo Labaadna uu ku soo qaatay Dalka Pakistan.
Intii uu ku guda jiray PhD-da, Dr. Cabdinasir wuxuu daabacay in ka badan 15 maqaal cilmi-baariseed, kuwaas oo ay ku jiraan shan maqaal oo lagu daabacay joornaallo heer caalami ah (Q1 Journals), waana joornaallada ugu tayada sarreeya ee lagu qiimeeyo cilmi-baarista caalamka , Cilmi baarisaha uu daabacayna waxa laga helayaa Google Scholar, https://scholar.google.com/citations?user=1DR0OgcAAAAJ&hl=en&oi=ao
Guusha Dr-ka marka loo eego dhanka da’diisa waxay tusaale iyo dhiirigelin weyn u noqon Dhalinyarada Soomaaliyeed ee doonaya in heer wanagsan oo waxtar u leh dalkooda ka gaaraan hayaankooda Waxbarasho .