Somali Youth Movement -SYM
SYM: Waa dhalinyaro Soomaaliyeed, ka damqatay dhibaatada heysata dalka iyo dadka Somaliyeed meelkast
SYM: Waa gole dhalinyaro Soomaaliyeed, ka damqatay dhibaatada heysata dalka iyo dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ey joogaan, waa gole u dulqaadan waayay hagardaamooyinka iyo xiqdiga gumeystuhu uu uhayo umadda soomaaliyeed, waa gole ey dhab ka tahay badbaadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Maanta waa maalintii qofkasta oo Soomaali ah oo damiir iyo diig leh uu fadhiga ka kici lahaa, sidii uu halgan ugu geli lahaa soocelinta madaxbanaanida, qaranimoda, midnimada iyo sharafta umada Somaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
