25/09/2024
- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa maanta laga hor istaagay inuu u safro Baydhabo, kadib markii Nabad Sugida Garoonka Aadan Cadde ay u diiday inuu dhoofo. Tani waxay ku soo beegmaysaa iyadoo dhawaan la sheegay in khilaafka u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed la xaliyay. Xaaladdan oo kale ayaa horey uga dhacday xildhibaan Sareedo, taasoo sare u qaaday walaaca siyaasadeed ee ka taagan xiriirka Villa Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.

15/06/2024