Ugaas Samiir Cali Warfaa

Ugaas Samiir Cali Warfaa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ugaas Samiir Cali Warfaa, Public & Government Service, Hodan, Mogadishu.

03/07/2024

Safarka nabada iyo midnimada.

10/06/2024

Hambalyo Nabadoon cabdi muumin guuleed oo maanta lagu caleema saaray maxaas.

Nabadoon xilka allaah ha kula garabgalo.

Ku dhaqankeena kitaabka allaah ha ka dhigo amiin.

06/06/2024

Gawraca waa cibaado allaah loogu dhawaado.

Qofkii allaah nabad ku gaarsiiyo ciiduladxada oo awooda ha gawraco inta uu awoodo.

29/05/2024

REE MAXAAS MA SOO ARUURTEEN?

SAFARKA MIDNIMADA IYO NABADA KA FA'IDEYSTA.

ISKU TIIRSANIDA WAA XEERKA AASAASIGA AADAMAHA.

Photos from Ugaas Samiir Cali Warfaa's post 27/05/2024

"MIDOWGU WAA GUUL KALA TAGUNA WAA GUUL DARO"

ISKU DUUBMA OO XARIGA ALLAAH WADA QABSADA OO HA KALA TAGINA.

26/05/2024

Masha'allaah, Hawsha ay bulshada u hayaan allaah ha ku dhawro.

Ka hortaga waxa uu ka wanaagsan yahay isdaweynta!

25/05/2024

ISXARIIRINTA IYO ISKU HADIYEENTA WAA DHAQANKEENA.

TOLKEENA ALLAAH AYA WAAFAJIYAY.

25/05/2024

Welcome to my page

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Website

Address

Hodan
Mogadishu
252