Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024

Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024

Share

GUDDIGA DOORASHADA KMG BOOS-BUUXINTA BAARLAMAANKA 11 2024

17/08/2024

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah ayaa gudoonsiiyey shahaadada xildhibaanimo Cusmaan Cali Cusmaan oo ku guuleystay doorashadii maanta Muqdisho Guddigu ku qabay.

Gudoomiyaha ayaa sheega mudane C/risaaq Bashiir y in guddigu si degdeg ah u qaban doono kuraasta kale ee ka Bannaan gollaha shacabka.

17/08/2024

101 ergay ayaa ka qeyb galay doorashada boos-buuxinta kursiga tirsigiisu yahay HOP269. Cusmaan Cali Cusmaan ayaa helay 94 cod, oo ku Guulaystay xildhibaalnimada Kursiga.

Photos from Guddiga KMG ah ee Doorashada Boos-Buuxinta Baarlamaanka 11 2024's post 17/08/2024

Guddiga doorashooyinka ku-meel-gaarka ah oo doorasho ay ku tartameen Cusmaan Cali Cusmaan iyo Fartuun Ciise Cusmaan ku qabtay Magaalada Muqdisho maanta oo taariikhdu tahay 17/8/2024

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu