Sahro Ibraahim oo ka Cabanaysay Dhalmo la aan Waxa Ey Soo Booqatay Dhaqtarka Cudurada Haweenka Dr Mohamud
kadib Daaweyn loo Sameeyay Hada Eebe Mahadii Uur ayey Yeelatay
Cabdi-Caziiz Hospital
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi-Caziiz Hospital, wadada sondonka isgoyska labo dhagax, Mogadishu.
Care our selves maternity hospital oo aad uga barateen shaqo wanagsan ,aqoon iyo daryeel hada waxa aad horumarin loogu sameyeey qeybta dhalmada iyo daryeelka hoyada uurka leh shaqaduna waa 24 ka saac qalabka waxa kamida CTG,oxygen,suction,delivery bed oo casri ah iyo badbadinta ilmaha naqaska kidhaganyahey dhasha
Dhaman macamiisha sharafta leh ee isbitaalka care our selves 'cos' waxa loogu bishareynaya in isbitaalka uu soo kordhiyey adeeg 24 ka saac ah qeybta gargaarka degdega ah iyo umiliso 24 ka saac ah fadlan ugu hagag isgooyska labo dhagax dhanka waqooyi iskuulka Al-abaadir
Dhaman macamisha sharafta leh wxa loogu bishareyna in maanta iyo wixi kadanbeeya uu bilaabey Dr mohamud Ali shaqadii uu uhayey bulshada kuso dhowada gacmo furan
Kalaxirir wixi faah fahin ah 0615976494.0616750181.0615549369
Aslmc dhaman asxaabta qarabada iyo macaamisheyda sharafta leh waxan sameyey anigo ah Dr.mohamud Ali Osman kana hoowl gali jirey Dr.c/ziz hospital agagarka ex baar hilaac .
Page kan wxa usameyey inan idinla wadago inaan furey hospital layiraahdo care our selves maternity hospital "cos" kaso ah isbitaal casri ah leh qeyb jiif iyo dhalmo qaliinka haweenka kaaso ku yaala isgooyska labo dhagax wxana lafuri doona insha allah 1-11-2018 ku so dhowaada gamco furan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
