10/05/2025
Bandhiggii “A Window To Her World” oo Si Rasmi ah Loogu Soo Gunaanaday Matxafka Qaranka,
Muqdisho, Soomaaliya.
Bandhigga“A Window To Her World,” oo socday 8-da Febraayo ilaa 8-da Maajo 2025, ayaa si guul leh ugu soo xirmay Matxafka Qaranka. Bandhiggan oo ay soo qabanqaabisay wuxuu iftiimiyay hal-abuurka haweenka Soomaaliyeed, isagoo si qoto dheer u taabanaya nabadda, xalinta khilaafaadka, iyo xuska dhaqanka – oo ay qeyb ka yihiin suugaan, farshaxan, iyo bandhigyo toos ah.
Xafladdii xiritaanka waxay xambaarsanayd dood faneed ay jeediyeen farshaxankayaasha , .artashraf iyo , oo uu daadihinayay . Waxaa sidoo kale hal-ku-dhig ahaa farshaxan toos ah oo uu intii lagu gada jiray uu sameeyay iyo khudbad dhiirrigelin leh oo uu jeediyay Dr. Osman Geedow, Agaasimaha Matxafka.
Bandhiggu wuxuu noqday dhaqdhaqaaq u taagan kobcinta hal-abuurka haweenka, yaraynta caqabadaha fikir ee jira, iyo abuurista wadajir bulsho. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa Matxafka Qaranka iyo dhammaan curiyaashii ka qayb qaatay – oo ay ka mid yihiin (suugaan), iyo .mohamed (sawir-qaade), .aweys (farshaxan), .artashraf (farshaxan), (filim), iyo kooxda Buraanburka – sida ay bulshada ugu gudbiyeen hal-abuur iyo sheekooyin qiimo leh.
Mahad gaar ah waxan u jeedinaynaa bulshadii soo booqatay badhigga intii uu socday.
”
30/03/2025
Eid Al-Adha Mubarak!
From all of us at , we extend warm wishes of peace, unity, and strength to Somali youth, women, girls, and families across the nation.
May this blessed occasion renew our hope, deepen our compassion, and inspire us to keep building safer, stronger spaces for all.
Eid wanaagsan!
17/03/2025
🚨 COMING SOON: S3 PODCASTS! 🎙️🔥
How can social cohesion be a game-changer in peacebuilding? 🤝💡 Join us on the Safe Space Somalia Podcast as we dive into powerful conversations on unity, resilience, and building bridges in divided communities.
🔜 Episode Drop: Stay Tuned!
08/03/2025
Today, on International Women’s Day, we celebrate the incredible strength and resilience of Somali women, who continue to shape our society and build a peaceful future. Their contributions reflect the beauty of diversity and the power of unity in Somali communities. Let’s honor their roles and keep pushing for a more inclusive, peaceful, and equal society for all.
08/02/2025
Bandhiggii farshaxanka ‘A Window to Her Worlds’ oo si guul leh uga furmay Matxafka Qaranka; Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeybgaleen dadweyne tiro badan, dhalinyaro, arday, mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Waxbarashada iyo Dhalinyarada, iyo xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah.
Bandhiggan oo ujeedkiisu ahaa bogaadinta doorka Dumarka Soomaaliyeed ee dhanka horumarinta farshaxanka, hiddaha iyo nabadda.
Mahad gaar ah ayaan u celinayaa UNDP oo gacan weyn ka geysatay hirgelinta barnaamijkan.
.
07/02/2025
🎨✨ Celebrating the Creative Power of Somali Women ✨🎭
Join us for a transformative exhibition showcasing the artistry of 12 Somali women as they explore themes of peace, conflict resolution, and cultural identity through visual art, poetry, and performance.
🌿 What to Expect:
🎨 Visual Art & Poetry – Experience the narratives of 6 visual artists and a poet, capturing the essence of resilience and reconciliation.
💃 Buraanbur Performance – A captivating dance by 5 performers, blending tradition and storytelling.
🖼 Immersive Experience – A curated journey that challenges and inspires through artistic expression.
📍 Don't miss this unique opportunity to witness how art drives change and preserves culture. Come, see, and be inspired!