Dhamaan umada somaliyeed meel walpa ay joogaan waxaa la,ogaysinayaa inaan bilaabi doono agoonta iyo danyarta afurintooda
Qof walpa oo jecel inuu ka qeebqaato sadaqada waan so dhawaynynaa
Madasha Han & Hiil
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Han & Hiil, Social service, Mogadishu.
22/01/2025
08/10/2024
MADASHA HAN IYO HIIL WAXA AY CIYAARTOYDA DAGMADA KABXANLAY KU WAREEJISAY MAALIYADO
SIDOO KLE MADASHA HAN IYO HIIL WAXA AY QORSHYSAY IN WIXII KALOO KA DHIMAN LAGAARSIN DOONO HADUU ALLE IDMO
S.KLE WAXAA QORSHAHA NOOGU JIRO HADUU ALLE IDMO INAAN SIDAAN OO KLE AAN GAARSIN DOONO DAGMOOYINKA KALE EE NOO DHIMAN
WAXYABHA AAN QORSHYNYNO INAN DAGMOYINKA AAN GAARSINO WAXAA KA MID AH HADUU ALLE OGALADO
ISKUULO , ISBITAALO , CEELAL
25/06/2024
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto, Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliye Xigeenkii h**e ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Zakiya Xuseen Axmed iyo Taliyaha Howlaha gaarka ah ahna Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska ee cusub S/Guuto, Cabdalla Cabdalla Maxamed.
Munaasabad Kooban oo ka dhacday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, ayaa waxaa xilka ku kala wareegey Taliye Xigeenkii h**e ee Ciidanka Boliiska iyo Taliyaha Howaha gaarka ah ahna Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska.
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ugu Mahadceliyey Taliye Xigeenkii h**e Ciidanka Boliiska, Mudadii ay xilkaas ugu adeegaysay Bulshada Soomaliyeed.
Sidoo kale, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa soo dhaweeyey Taliyaha Howlaha gaarka ah ahna Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska ee Cusub kulana dardaarmay in uu h**ey usii wado shaqada balaaran ee hortaala Xafiiska loo magacaabay.
Horumar walboo lagaaro iyo
Hiigsigaad arkeyso
Hankaaga halkuu yaboohay
Howraasan weeye hagaagtay
Horumarkiyo wanaaga
Eboow hagaaji hangooga.;
25/05/2024
Qeyb ka mid ah guddiga Madasha Fiqi Cumar ayaa kulan is xog wareysi ah la qaatay xilibaan xaaji barre fiyoore
Xilibaanka iyo guddiga waxa ay ka wada hadleen sidii loo mideen lahaaa dadka reer fiqi cumar
Aqoonyahan, culimo ,dhalinyaro iyo bulshada oo dhan
Waxa ayna isla qaateen in midnimada beesha ay muqadas tahay oo laga wada shaqeeyo
24/05/2024
Dagmada kabxanley waxaa ka muuqda hormar aad u ballaran
Dagamadani waxa ay caan ku tahay wax soo saarka dalagyada kala duwan waliba waxa ay kaalin weyn ka qaadatay daboolida dhanka qudaarta
Dagmadani waxa ay soo martay duruufo adag lkn maanta waxa ay ka kabaneysaa dhibtii tirade badnayd
Waxaan illaah ugu baryeynaan in ay guulo Wawen kusii talaabsato idim alle
Waxaan halkan kala Socon doontaan dhammaan deeganada uu d**o fiqi cumar xuseen iyo hormaradooda
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
