Ganacsi Bille

Ganacsi Bille

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ganacsi Bille, Wabari, Mogadishu.

03/02/2023

Baro Isbitaalka Somali Syrian Hospital kana mid noqo macaamiisha Isbitaalka.
Wac Nambarka Gaaban 2267.

24/01/2023

Booqo Isbitaalka Takhasusiga ee Somali Syrian Hospital si aad u hesho dhaqaatiir leh khibrad iyo aqoon wanagsan, iyo adeeg caafimaad oo aad u sareeya ama kala xariir tell 0612744001/0612744002

21/01/2023

Ku soo dhawaada Isbitaalka Somali Syrian Hospital oo fuliya qaliimada lafaha, iyo bukaano aad u fara badan oo u mahad celinaa Isbitaalka, Kala xariir tell 0612744001/0612744002.

16/12/2022

Isbitaalka Takhasusiga ee Somali Syrian Hospital waa Isbitaalka kaliya ee lagu dabiibo Baabasiirka iyo Fiistulaha hab casri ah. Kala xariir tell 0612744001/0612744002
" Dawo iyo Daryeel Caafimaad"

27/04/2021
31/12/2020

Dhaqaatiir lafaha ah oo Masaari ah ayaa hab olola ah ama campaign ah ku imaan doono Isbitaalka Somali Syrian 11ka bisha January 2021. Fadlan la wadaag ehelkaada iyo asxaabtaada kala.xariir Isbitaalka tell 0612744001/0612744002.
Somali Syrian Hospital waa Bulsha Caawiye

05/12/2020

Kan ayaa ah Xildhibaan ka turjumi karo xaqiiqds

05/12/2020
04/12/2020

Ogeysiis Muhiim ah
waxaa uu balan qaadaayaa in uu bili doono ganacsigaada meel kastana uu ku gaarsiin doono si fudud Insha allah.
Hadaba nagala soo xariira page keena ama naga soo waca telka: +252- 61 5121299

15/11/2020


Dr. ayaa hab leesar ah kaaga daaweynaayo Cudurka iyo oo sababi kara in qaar ka mid ah xubnahaada jirka ugu muhiimsan dareenka ka tago.
Bukaanada qabo xanuunada iyo waxaa lagu daaweynaa hab leesar ah ayadoon la suuxin, qaliin ama dhiig uusan ka imaanin. Fadlan nagu soo boqo xarunta Isbitaalka oo ku taalo laami yaraha amiira iyo tarbuunka inta u dhaxeeysa.
Kala xariir. Tell. 0612744001/ 0612744002.

15/10/2020

Hal abuurka iyo dhiiri galinta dhalinta soo baxeysa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wabari
Mogadishu
252