Hon. Abdulqani Abdullahi

Hon.  Abdulqani Abdullahi

Share

Lawyer, Human Rights defender co-founder and Manager of Hegan Law Firm, Former Minister of Fisheries and Marine resources SWS

28/11/2021

Waxaan Alle uga baryaa inuu u fudeeyo Xilka Xildhibaanimo oo ay Maanta Reerkiisu siiyeen saaxiibkeeygii shaqada Wasiir Mohamed Ali.
Wasiir ku soo dhawaaw xeer dajiyaasha Dalka oo u baahan dhallinyarada aqoon yanka oo aad ka mid tahay.

23/09/2020

Safarkii Afgooye

02/08/2020

Allaha u naxariisto guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda degmada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Cabdullahi Koosto oo caawa lagu dhex dilay gurigiisa.
Inta la dhimatayna Allaha u naxariisto inta la dhaawacantayna Allaha caafiyo. Waxaan rumeeysanahay ineey gacan la xaqdaran dishay , waxaana Alle uga rajeeynaa Janatul-Firdooz.

Photos from Hon.  Abdulqani Abdullahi's post 01/08/2020

Waxaan magaalada Muqdisho ku soo dhaweeynay Madaxweyne Abdiaziiz oo safar shaqo u yimid si uu dadkii Fatahaada ay saameeysay Ula qeeybsado dhibaatada.

29/07/2020

Wasaarada Kalluumeeysiga iyo kheeyraadka Badda Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayadoo ka duuleeysa badqabka Muwaadiinta iyo Hantidoodaba waxa ay warasaxaafadeedkaan ku cadeeyneeysaa in la joojiyay Galista badda Koonfur Galbeed ilaa iyo hada waxaan xaqiijinay Dabeelaha ka jira xeebaha iyo badweeynta ineey sababeen bur-bur hantiyeed iyo qasaare nafeed oo ilaa hada lala' yahay 6 muwaadin.

29/07/2020

Madaxweyne Abdicaziiz Laftagareen.

.

Photos from Hon.  Abdulqani Abdullahi's post 28/07/2020

Waxaan Muqdisho kulan dar dar gelin oo ku saabsan Fatahaada webeiga uu Afgooye ku sameeyay kula yeelanay Haya'adaha ka shaqeeya Gobalka Shabeellada hoose oo runtii wax la taaban karo ka qabtay.
Si guud waan u mahad celinayaa Haya'adaha gaar ahaan kuwa gaarsiiyay Gar-gaarka deg dega ahaa oo isugu jiray Raashiin iyo daawo in ka badan waan ka rajeeyneeynaa insha Allah

Photos from Hon.  Abdulqani Abdullahi's post 22/07/2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka mahadceliyey 500,000kun doollar oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu Deeqday sidii wax looga qaban Lahaa Saamaynta Webiga Shabeelle ee ku yeeshay Degmada Afgooye iyo deegaanada Hoos yimaada.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Via Roma Street
Mogadishu