LimaRuru

LimaRuru

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from LimaRuru, Government Organization, Warta nabadda, Mogadishu.

06/08/2024

Allaah SWT ayaa faraya nuujinta carruurta labo sano kaamil ah.

Culimadu iyo dhaqaatiirta caafimaadkaba waxa ay isku raaceen quudinta dhameystiran inu cunuga kaliya ka helo caanaha hooyada.

Naas nuujinta waa bilowga ugu wanaagsan ee koriimada carruurta ee Hooyo ha dayacin caafimaadka carruurtaada.

05/08/2024

1-7da Agoosto waxay ku asteysan tahay maalmaha Naas Nuujinta adduunka.

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxay idinla wadaageysaa faaidooyinka naas nuujinta uu uleeyahay ubadka.

Nala daawo Maryan Taqal Xuseen oo ka hadleysa sida ay naas nuujinta u taageerto caafimaadka iyo bad-qabka ilmaha iyo hooyadaba.

Nagala qayb qaado sidi kor loogu qaadi lahaa dhaqanka muhiimka u ah qoysaska, loona dhisi lahaa bulsho caafimaad leh.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Warta Nabadda
Mogadishu