Insha allah somaliweyn in eey ii kacdo Rajena.
Hala isoo Follow gareeyo ciwaan somaliyey.
Maxamed Yare
Page-kan waa mid rasmi ah oo aniga leeyahay Maxamed Yare Ma jiro ciwaan kale oo aan ku leeyahay Facebook, sidaas darteed fadlan kusoo dhawoow Qalbi furan.
24/01/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku biiray Jota Academy kooxda sportiga Tani waa fursad weyn oo aan ku horumarin karo xirfadahayga ciyaareed isla markaana aan ku matali karo kooxdan sharaf leh.
Hambalyo iyo mahadsanid dhammaan asxaabta iyo maamulka iga qayb qaatay sidii aan ugu biiri lahaa Waxaan rajeynayaa inaan guulo badan la gaadho Jota Academy isla markaana aan noqdo ciyaaryahan wax ku biiriya kooxda.
Waxaan ku biiray Jota Academy 🎉⚽
22/01/2026
Caawa oo ah habeen Jimco ah waxaan idinka codsanayaa asxaanta sharafta badan qalbiga wanagsan in aad igu soo duceysaan hooyadey macaan, ducadiinna iyo xasuustiinna wanaagsan ayaa ah waxa ugu qiimaha badan ee aan hooyaday u hibeeyo Ilaahay ha inoo wada naxariisto dhammaanteen.
Maxamed Yare
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
