Waa muuqaal Cusub Fadlan Share Nagu Caawi mhdsanid
Abdisamad Artan Local Diaspro
Somalia Hanoolaato
24/08/2021
โข๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ:- Bakaaro
โข๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ:- Armaajo
โข๐ค๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ :- $75 doolar ka Faideyso
โข๐๐ฎ๐น๐น:-Numberkaโ๏ธ0615666991/0615777220
โข๐๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐๐ป๐๐ฎ:-Accoun Waa *789*617446*00 #
โขKudhufo Link Hoose Whatsapp Toos
โข๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ:- https://wa.me/252615777220
โข๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ:- https://wa.me/252615666991
Ku soo Dhawaaw Beeciye Collection Group BCG
Macaamiil 24saac Maalin Walba Waxaan Kuugu Adeegi Doonaa Side Ugu Fudud Insha Alh
INAAD SHERE GAREYSO HA HILMAAMIN SXP
19/08/2021
02/11/2020
Wax ku baro Turkey
Scholarships iyo Fursado Muhiim ah ayaa kuugu diyaara Banana Group Iyo Beeciye Collection Group Ayaa isk Kaashanaya
Nagalaso xiriir
+252615666991
08/01/2020
Sawirradan Waa 26-dii Diseembar, 2018, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu arkay isagoo salaamaya ciidamada milateri oo jooga xarunta cuntada, inta lagu gudajiray booqasho aan la shaacin oo uu ku tegay Al-Asad Air Base, Ciraaq.
Waa goobta Caawa la Weeraray
Iiraan ayaa dab qabadsiisay in ka badan dhowr iyo toban gantaal ballistic ah ugu yaraan labo saldhig oo cirka Ciraaq oo ay dagan yihiin ciidamada Mareykanka, Pentagon
Wariyaha VOA-da Carla Babb ayaa Tabisay sheekada goor dambe oo Talaadadii ah markii loo sheegay in saldhigga cirka ee al-Asad uu ku dhacay gantaal. Pentagon wuxuu markii dambe sheegay in saldhigga hawada ee Irbil la Weeraray
sidoo kale la bartilmaameedsaday oo lagu garaacay gantaallada ballistic. Waxaa jiray warar is khilaafsan oo sheegaya in Camp Taji, oo qiyaastii 27 kiiloomitir waqooyiga ka jirta Baqdaad, sidoo kale la Weeraray
Af hayeen ayaa sheegay inay "cadahay" gantaalada laga soo tuuray Iran.
Madaxweyne Donald Trump ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in uu khudbad u jeedin doono subaxa arbacada. Oo Sakay Ah
Ciidamada ilaalada kacaanka islaamiga ah ee Iran ayaa soo diray bayaan ay ku xusayaan waxa ay ku sheegeen in uu ahaa guul gantaal ah oo lagu qaaday saldhigyada ciidamada Ciraaq ay leeyihiin ciidamada Mareykanka, iyaga oo ku tilmaamay "aargudasho dil iyo shahiidnimada Qassem Soleimani," oo ah taliyaha ciidamada xoogga dalka Iran ee Quds Force.
Ma jiro wax hadal ah oo waxyeelo ama dhaawac ah oo ka soo gaaray duqeynta diyaaradaha, laakiin Pentagon-ka waxay leedahay waan ka Shaqeyneynaa "qiimeynta khasaaraha dagaalka."
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu warbixin kooban ka helay uuna kala tashanayo kooxdiisa amniga qaranka.
Deg deg
Diyaarad Laga lee yahay dalka Ukraine oo ay saarnaayeen 180 rakaab ah iyo shaqaalihii diyaaradda ayaa la sheegay inay ku burburtay meel u dhow garoonka diyaaradaha Tehran ee Imam Khomeini Arbacadii.
Sida ay sheegeen warbaahinta Iiraan, diyaaradda nooceedu yahay Boeing 737 ayaa ku burburtay meel u dhow magaalada Parand, oo ah meel ku taal caasimadda Tehran waxyar kadib markii uu Dab qabsatay
31/12/2019
Dhamaan saxiibadeyda Qaaliga AH Waxaan idiin Rajeynayaa Sanad Wngsan Iyo Waqti wngsan
Alle Hana Waafajiyo Kheyrka Sanadkaan Caawa inoo bilaabanaya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252615666991
