27/10/2025
Waxaan hambalyo & bogaadin u diraynaa wasiir Bashi Abdi Mohamed oo loo magacaabay Wasirka Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Dowladda Hirshabelle.
Bashi waa mid kamid ah qalinjabiyaashii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kulliyadda dhaqaalaha. Waa aqoon yahan ka soo shaqeeyay dowladnimada.
15/10/2025
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa kulan daarnaa is barasho iyo wada tashi layeeshay qalinjabiyaasha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee iskugu jira jiilkii h**e iyo jiilka danbe, si loo xoojiyo xiriirka u dhexeeya Jaamacadda iyo ardaydii h**e, loona kobciyo doorka ay ku leeyihiin horumarinta bulshada Soomaaliyeed.
Qalin-jabiyeyaasha Jaamacadda Ummadda ayaa maanta door muuqda ka qaata koboca iyo horumarka dalka, iyaga oo ka howl-gala qaybaha kala duwan ee bulshada β sida dowladda, caafimaadka, waxbarashada, ganacsiga, warbaahinta iyo meelo kale oo muhiim ah.
15/10/2025
Connecting Generations, Inspiring the Future!
Proud to be part of the Somali National University Alumni Networkβ-where past and present minds come together to share ideas, build connections, and shape a brighter future for Somalia. π