Maxamed Axmed Saxnuuni

Maxamed Axmed Saxnuuni

Share

Boga saxda ah ee Maxamed Axmed Saxnuuni

13/10/2024

Faah faahino dheerad ah waxa ay kaso baxayaan dagaal dbexmaray ciidanka dowlada iyo daraawishta Jubland oo dhinac ah iyo xubno ka tirsan kooxda AS.

Dagaalka ayaa ka dhacay tuuloyin lagu magacaabo Cag libaax, Libaaxley iyo Dalnaje oo hoosta deeganka Janaay Janaay Cabdlle.

Gaashaanle Sare Maxamuud Cabdi (Fanax) oo ah Taliyaha guutada 2aad ee Daraawiishta Jubbaland ayaa warbaahinta u sheegay in ay hayeen xogta Argagixisada, taaso ugu dambeen uu sheegay in lagu qaaday howlgal guuleystay.

Sida uu Taliyaha xaqiijiyay khasaaro kala duwan ayaa Argagxisada la gaarsiiyay waxaana ciidamada Daraawiishta Jubbaland u suuragashay in dhul baaxad ahaan aad u weyn ay ka qabsadeen.

04/10/2024

Tani waxa ay cadeyn u tahay heerka dhoohaan uu taagan yahay shaqsigan oo horay u dhiiqsatay lkn tani waa another level, in dumar sidan uula hadlo aysan jirin cid gacan ka qabata waxayna muujineysa sida uu adeerkiisa Cali Hurdaaye uu raali ugu yahay u caayida noola kasta.

In tabasho iyo siyaasado is diidan oo aan ognahay heerka ay joogtu hadane in anshaxa qofnimo lagu xadgubdo taas oo aan raali ka aheyn dinteyna, balse waxa ay cadeyn u tahay in uu yahay shaqsi aan fahan dhaqan iyo mid diineyd heysan.‼️

02/10/2024

hogaamiya Jubland, Iska wata sheekadiina 🤣‼️

02/10/2024

DEG DEG: Shirka golaha wadatashiga qaran oo gordhaw ka furmay xarunta madaxtoyada, waxaana looga hadlaaya Amniga, Dimuqraadiyada (Doorasho qof iyo cod) iyo dagaalka AS.

Madaxda maamulada qaar ayaa ka diidan doorasho qof iyo cod sida hogaamiya KG, balse la ma oga sida ay natiijada noqon doonto.

Shirkan waxaa gar wadeen ka ah MW Xasan Shiikh, waxana qeyb galaya RW Xamse Barre, Ku xigeenka Salaax Jaamc, hogaamiyaasha Jubaland, KG, Galmudug, Hirshabeele iyo gobalka Banadir.

02/10/2024

MW Xasan Shiikh iyo Cabdicasiis Laftagareen oo kulan albaabada u xeran yihiin gordhaw ugu so dhamaaday xarunta Villa Somaliya.

Kulankan ayaa daba socda heshiiski hordhac oo gar wadeenka ka ahaa taliyaha ciidanka Asluubta iyo sidii xal loogu gaari lahaa khilafka labada dhinac.

Cabdicasiis Laftagreen oo ay la socdan saraakil iyo ciidan hubeysan ayaa maanta kaso degan garoonka Aadan Cade ee Muqdisho, iyadoona la ogeyn xalka sida uu noqon doono ‼️

Photos from Maxamed Axmed Saxnuuni 's post 02/10/2024

Madaxweynaha maamulka Jubland Axmed Madoowe ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si uu qeyb ugu noqdo shirka golaha Wadatashiga Qaran.

Shirka ayaa la filayaa in mainta beri ama caawa ka furmo xarunta dalka looga arimiyo ee Villa Somaliya, lama oga natiijada ka dhalan karta balse warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in madaxda dowlad goboleedyada ay kala dooran labo daran oo kala ah
1. In doorasho ay qabdan DF aqoonsato 2 sano oo ku meel gaar ah si 2026 doorasho qof iyo cod dalka u aado iyo
2. In muddo korarsi ay qaatan labo sano oo doorasho isku mid ah oo labada heer ee dowlada wada qabsooman balse lama yaqaan dhaqan galka.

Photos from Maxamed Axmed Saxnuuni 's post 02/10/2024

Muqdisho waxa ay marti gelin doonta saacada soo aadan shirar isdaba joog ah oo lagu gol leeyahay xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira sida Amniga, doorashoyinka iyo xadgudubka Itobiya.

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade kaso degay madaxda dowlad goboledyada Galmudug, Hirshabeele iyo KG, waxaana gelinka dambe ee maanta la filaya in uu yimado hogaamiyaha Jubland, waxaana lagu wada in ay ka qeyb galaan shirka golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo beri ama caawa ka furmo Villa Somaliya.

Sida muuqato madaxweynaha KG Cabdicasiis Laftagreen ayaa ka soo dagay daqiiqado ka hor garoonka AadanCadde asiga oo ay la socdan saraakil iyo ciidamo baadan taasi muujineyso xiisada u dhaxeysa Villa Somaliya iyo Laftagareen. Halka ay gaarsiisan tahay.

Side kuula muuqata xaalada shirka gola iyo hubka uu wato hogaamiyaha KG?

29/09/2024

DEG DEG: Madaxweynaha dalka Jabuti Ismacil Cumar Geele ayaa dib ugu soo laabtay dalkaasi kadib hadal heyn leysla dhexmarayey baraha b7lshada oo la xiririta caafimaadkisa.

29/09/2024

DEG DEG: Shiikh Cabdulqadir Sowmow oo ka badbaay qarax miino oo lagu aasay wado uu marayey oo u dhaweyd gurigiisa.

Photos from Maxamed Axmed Saxnuuni 's post 28/09/2024

DEG DEG: Madaxweynihii h**e ee Somaliya Sharif Shiikh Axmed, Xildhibaano iyo gudomiyal h**e ayaa caawa kulan ku yeeshay hooyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho madaxweyne Sharif.

Kulanka oo waqti badan qaatay ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sidi loo wajihi lahaa, iyadoona kulanka caawa kuso aadayo xilli DF ay soo saartay awaamiir lagu xakameeyno hubka sharci darada ay wataan siyaasinta.

Madaxweyne Xasan oo halday ayaa sheegay in qofki hub lagu arko in loo daanayo haben madow aysan ka celin karin xasaanad.

28/09/2024

DEG DEG: Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in madaxweynaha dalka Jabuti, Ismacil Cumar Geele ay xaaladiisa aad u liidato iyada oo la warinaayo in safar caafimad oo dibada loo qaaday.

28/09/2024

Faahfaahino dheerad ah ayaa kaso baxayo qarax xoogan oo ka dhacay wadada ay ku safraan madaxda Dowlada ee afaafka h**e ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabo qaraxa, waxaana ku dhimatay in ka badan 5 ruux halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacantay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Muqdisho-Somalia
Mogadishu