Raas Kiro Real State Solution

Raas Kiro Real State Solution

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Raas Kiro Real State Solution, Public Service, Mogadishu.

Welcome to Raas Kiro Real Stateis online Real Estate Agency based all in Somalia whether you are buying, renting, selling or investing, and we offer expert guidance any land or property residential, commercial, hotels, holidays furniture homes.

02/04/2026

DHUL IIB AH – FURSAD QAALI AH!

Ma raadineysaa dhul qurux badan oo ku yaalla meel horumar leh? Halkan waa fursaddii aad sugaysay!

Waxaa la iibinayaa dhul aad u wanaagsan qurux badan, isla markaana ku yaalla goob ku taalla Degmada Garasbaaley, Xaafadda Jaamacadda
Plasma.

Waxaa idin soo bandhigaya:Shirkada Raas Kiro Real State Solution oo Khabiir ku ah iibinta iyo kiraynta guryaha iyo dhulalka, kuuguna adeegi doonta si hufan oo lagu kalsoonaan karo.

📞 La xiriir hadda si aad u hesho faahfaahin
Number-da whasspp+252 618633300 📞 +252617228288/+252615463344

20/03/2026

عيد مبارك عيد العافية والسّرور
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال
Eid mubaarak + Jumco mubaarak
Macaamisheena sharaf taleh
Raas Kiro Real State Solution

16/03/2026

waxaan idiin haynaa. dhamystiran
♦️ 2Qol+fadhi+2🚽Suli + jiko wiish+waardiye 24saac ah iyo , joogto ah jaaniska Maantay kafaa iidayso
: waabari
: isgoska debka
: $900$
:$600$🏢🚘💰macmiil mahaysaa iiba ,, iiba ama.
kiro ah ama madoonaysaa. .
kireeyo ku xirnow kiro Real ESTATES _SOLUTIONS
.

SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

/+252 61 5463344 /
call /+252618633300 / 0625463344

#🗓DATE :16/03/2026: MAANTA: isniin
__________ SOMALIYa _________

14/03/2026

🏠 RAAS KIRO REAL STATE SOLUTIONS

Ma raadinaysaa guri kirro ah ama dhul iib ah gudaha Muqdisho?
Ha ka welwelin! Raas Kiro Real State Solutions waxay kuu fududaynaysaa helitaanka guriga ama dhulka aad rabto.

✅ Guryo qurux badan oo kirro ah
✅ Dhulal iib ah oo meel wanaagsan ku yaal
✅ La-talin ku saabsan iibka iyo kirada
✅ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo

📍 Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
📞 Nala soo xiriir: +252 61 5463344

Raas Kiro Real State Solutions — Ka hel guriga aad ku farxi doonto!

Photos from Raas Kiro Real State Solution's post 22/02/2026

qimaha badan. idiin haynaa. KIRO_Ah. Nusboos qol kamid ah waa mastar ruum midna waa irid banaan
♦️ 4Qol& 2🚽Suli+jiko vip ah Maantay

:
: Tabelaha jeceelka
430$
200$🏢🚘💰macmiil mahaysaa iiba iiba ama. raadinaysay
kiraha ama madoonaysaa. .
kireeyo ku xirnow kiro Real ESTATES _SOLUTIONS


SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

/252 61 5463344/
call / 0618633300 / 0625463344

#🗓DATE :22/02/2026: MAANTA: Axad
__________ SOMALIYA _________

18/02/2026

Wax dhan waa dhahden kuri raqiisa waan rabnaa manta Waxan idiin wadnaa Gurigan oo lacagtiisu yartahay$$500 Yaan laga Hormarin gurigu waa gurigaagii
+252615463344


💚🤍❤
🇸🇴🇸🇴❤
💙🤍💚
🌙

12/02/2026

• Ma raadineysaa Guri Kiro ah?

Halkan waa fursaddaada!

Guri Fillo ah

✅Degmada HODDAN

✅waxaa u ka koban yahay 4Qol . 2Suuli iyo Jiko

✅waxaa vu ku yalaa Carwo Talex

✅Guri kugu Haboon Aadna Uqiima jaban
Nala soo xiriir
Tel + 252 615463344

08/02/2026

waxaan idiin haynaa. dhamystiran
♦️ 3Qol+fadhi+3🚽Suli + jiko wiish+waardiye 24saac ah iyo , joogto ah jaaniska Maantay kafaa iidayso
: Hodan
: Taleex
: $1300$
:$650$🏢🚘💰macmiil mahaysaa iiba ,, iiba ama.
kiro ah ama madoonaysaa. .
kireeyo ku xirnow kiro Real ESTATES _SOLUTIONS
.

SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

/+252 61 5463344 /
call /+252618633300 / 0625463344

#🗓DATE :08/02/2026: MAANTA: Axad
__________ SOMALIYa _________

07/02/2026

waxaan idiin haynaa. dhamystiran
♦️ 3Qol+fadhi+3🚽Suli + jiko wiish+waardiye 24saac ah iyo , joogto ah jaaniska Maantay kafaa iidayso
: Hodan
: Taleex
: $1300$
:$1300$🏢🚘💰macmiil mahaysaa iiba ,, iiba ama.
kiro ah ama madoonaysaa. .
kireeyo ku xirnow kiro Real ESTATES _SOLUTIONS
.

SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

/+252 61 5463344 /
call /+252618633300 / 0625463344

#🗓DATE :07/02/2026: MAANTA: sabti
__________ SOMALIYa _________

03/02/2026

Qiima badan waxaan idiin haynaa Guri Appartment Goglan oo Qalabeysan
kana koban 2qol iyo Fadhi +2suuli+jiko leh wiish .waardiye .Nadafat joogta ah
Kunayala Degmada Howlwadag gaar ahaan Isgeyska jid mariixanka

+252615463344
+25261 8633300

valued customers, we have a fully furnished and equipped apartment for you consisting of 2 bedrooms and a living room + 2 bathrooms + a kitchen with an elevator. A guard. Regular cleaning Located in Howlwadag District, especially at the Marixanka Intersection
🇸🇴🇸🇴❤

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu