Somali Scouts Association جمعية الكشافة الصومالية

Somali Scouts Association جمعية الكشافة الصومالية

Share

حركة تربوية تطوعية غير سياسية تهدف إلى توجيه واستثمار طاقات الشباب الصومالي.

An educational and volunteer movement, non-political, aimed at guiding and empowering Somali youth

Photos from ‎Somali Scouts Association جمعية الكشافة الصومالية‎'s post 14/07/2026

🇸🇴 Kooxda Kashafaadda Soomaaliyeed oo u gudubtay Semi-finalka Tartanka Dhaqanka Ibrahim Tahir Al-Baghli 2026

Hey'ada Kashafaadda Qaranka Soomaaliyeed waxey hambalyo u dirayaa Kooxda Kashafaadda Soomaaliyeed oo si rasmi ah ugu gudubtay wareegga Semi-finalka Tartanka Dhaqanka Ibrahim Tahir Al-Baghli 2026, kaddib markii ay soo bandhigtay aqoon, karti, deganaansho iyo wada-shaqeyn kooxeed.

Waxaan u rajaynaynaa kooxdeena guul iyo horumar wareegga xiga, iyadoo sii wadata matalaadda wanaagsan ee Soomaaliya iyo Kashafaadda Soomaaliyeed.

Guul Kashafaadda Soomaaliyeed 🇸🇴⚜️

---

🇸🇴 فريق الكشافة الصومالية يتأهل إلى الدور نصف النهائي في مسابقة إبراهيم طاهر البغلي الثقافية 2026

تتقدم جمعية الكشافة الوطنية الصومالية بالتهنئة إلى فريق الكشافة الصومالية بمناسبة تأهله إلى الدور نصف النهائي من مسابقة إبراهيم طاهر البغلي الثقافية 2026، بعد أداء متميز عكس المعرفة، والقدرة، وروح العمل الجماعي.

نتمنى لفريقنا كل التوفيق في المرحلة القادمة، ومواصلة تمثيل الكشافة الصومالية والصومال بصورة مشرفة.

كل التوفيق لفريق الكشافة الصومالية 🇸🇴⚜️

01/07/2026

Hambalyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed 🇸🇴

Caawa waa habeen taariikhi ah oo ku beegan 66-guurada 1-da Luulyo (1960), markii ay Soomaaliya heshay xorriyaddeeda, isla markaana ay ku dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Kashafada Qaranka Soomaaliyeed waxay la wadaagaysaa shacabka Soomaaliyeed farxadda iyo xuska maalintan weyn, iyadoo mar walba xasuusan qiimaha midnimada, waddaniyadda iyo adeegga bulshada.

Hambalyo 1-da Luulyo iyo 66 sano oo sharaf, midnimo iyo dowladnimo ah 🇸🇴

26/06/2026
25/06/2026

Hambalyo dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Photos from ‎Somali Scouts Association جمعية الكشافة الصومالية‎'s post 22/06/2026

#حضور فاعل للكشافة الصومالية في المحافل الكشفية العربية

شارك القائد محمد عمر تركي في الاجتماع الافتراضي لمنسقي الروابط العربية المشاركين في مسابقة البغلي الثقافية 2026م، حيث تم استعراض آلية المسابقة ومواعيدها والاستعدادات اللازمة لها.

وتعكس هذه المشاركة حرص جمعية الكشافة الصومالية على تعزيز حضورها الفاعل في البرامج والأنشطة الكشفية العربية.

16/06/2026

Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448

كل عام وأنتم بالف بخير

05/06/2026

تشيد جمعية الكشافة الصومالية باللقاء الأخوي الذي جمع القائد حسين عثمان بالرائد الكشفي الأستاذ أسعد النجار بمدينة جدة، والذي عكس عمق العلاقات الأخوية والقيم الكشفية الأصيلة القائمة على المحبة والتعاون والتواصل بين الكشافة.

كل الشكر والتقدير للأشقاء في المملكة العربية السعودية على حفاوة الاستقبال وكرم الضيافة. 🇸🇴🇸🇦

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak! 🌙

Hey'ada Kashafadda Qaranka Somaliyeed waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxaa.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha suubban, hana inagu gaarsiiyo ciiddaan iyo kuwa kale nabad, caafimaad iyo iimaan. ✨

🌙 عيد الأضحى المبارك

تتقدم جمعية الكشافة الصومالية بأسمى آيات التهاني والتبريكات إلى الشعب الصومالي والأمة الإسلامية بمناسبة عيد الأضحى المبارك، سائلين الله أن يتقبل الطاعات، ويديم علينا نعمة الأمن والسلام والمحبة.
كل عام وأنتم بخير ✨

22/05/2026

Hey’adda Kashafadda Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo ay yeesheen Guddiga Fulinta, kaasi oo looga hadlay xoojinta awoodaha hay’adda, tayeynta barnaamijyada dhalinyarada, iyo horumarinta howlaha Scout-ka Soomaaliyeed.

Photos from ‎Somali Scouts Association جمعية الكشافة الصومالية‎'s post 21/05/2026

Hey'ada 𝐊𝐚𝐬𝐡𝐚𝐟𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 waxay si weyn ugu mahadcelinayaan 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐬𝐛𝐨𝐨𝐫𝐭𝐢𝐠𝐚 dadaalka joogtada ah ee ay ugu jirto horumarinta iyo fursadsiinta dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan fududeynta ka qeybgalka munaasabadaha waaweyn iyo booqashooyinka muhiimka ah ee gudaha iyo dibadda dalka.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dhallinyarada nasiibka u yeeshay gudashada waajibaadka barakeysan ee Xajka sanadkan 𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐌 / 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐇, annagoo Alle uga baryeyna inuu ka aqbalo acmaashooda suuban, kana yeelo Xaj Maqbuul ah, kuna soo celiyo dalkooda iyagoo nabad, caafimaad iyo iimaan qaba.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah ugu bogaadinaynaa Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, mudane Mohamed Abdulkadir Ali-hashi, dadaalka iyo hoggaanka wanaagsan ee uu mar walba u muujiyo taageeridda iyo dhiirrigelinta dhallinyarada Soomaaliyeed, si ay uga qeyb qaataan fursadaha waxbarasho, horumarineed iyo matalaadda qaranka meel kasta oo ay ka dhacaan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Maka Al Mukarama Street Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 02:00
Tuesday 09:00 - 02:00
Wednesday 09:00 - 03:00
Thursday 09:00 - 02:00
Saturday 09:00 - 02:00
Sunday 09:00 - 02:00