Amoud University
Hassan Abdullahi Tauulle
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hassan Abdullahi Tauulle, Government Organization, Muqdisho, Mogadishu.
Allow dhowr
29/07/2022
Sanad Wanaagsan.
dhammaan ummadda Islaamka waxaan ugu Hambalyeenayaa sanadka cusub ee . Ilaahay hanagu gaarsiiyo Sanadkaan kiisa kale nabad iyo Caafimaad, bash bash iyo barwaaqo ,
29/07/2022
Jimco kariima ayaan idin lenahay,
waxaa igu wehliya Dr. Koshin
09/07/2022
𝗖𝗶𝗶𝗱_𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
Dhammaan Ummadda Muslimiinta caalamka gaar ahaan umadda soomaliyeed waxaan idin kugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa. Waxaan idin leeyahay Ciid wanaagsan
عيد الاضحى مبارك كل عام وانتم بخير
19/05/2022
Ilaahey ummadda haka badbaadiyo dabka ka kacay Goobaha ganacsi ee ku dhow is goyska banadir
Walaalaha ku hanti beelay bedel kheyr ha ugu bedelo
Somalia 🇸🇴 Heshiis Ah Dunidana heshiis la.ah
Waa kalmad h**e uu dhahay Nalsan mandella 27 sano xabsi uso maray ka bacdi ayaa lo doortay Madaxweyne markiii uu ku guuleystay talada wadanka ayuuw wuxuu isticmaalay Areyga oo Ah (Aan is cafino) Hassan Sheikh wixii 5sano laso dhaafay laso maray cafis ayuuw ka qaatay
15/05/2022
Hambalyo waxaan Hambalyo u diraya madaxweynaha Jamhuuriyada federalka somalia 🇸🇴 mudane Hassan Sheikh oo caawa markale loo doortay in dalka hogaamiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Website
Address
Muqdisho
Mogadishu
0012
