Maayland Hero

Maayland Hero

Share

Weybaa enaa dad ing surung umuty DigilMirifle, weybaa Fathane inii iyoo haathan umut isky hiring hoopy Ally eru.

Somalia unuu leh lang niila leh ma jarang iyeey saas ogaathaa!!

25/04/2026

Tuugsigii waxaa la wareegey qaley qaley( Maxaatiri)
Raxweyn waxay noqdeen dad ganacsata ah

Qaley qaley ticktock ayey ka tuugsanoyaan
Maayland Hero

22/04/2026

Waxa idin waydiina ma musharaxa mise qof dooran ayaa is dooranaya 😂😂 Maayland Hero

22/04/2026

Musharax Maxamuud Ugaari
Codkaaga sii
Maayland Hero

19/04/2026

Codkaaga sii musharax Maxamuud Ugaari
Maayland Hero

19/04/2026

Waa hees lagu maamuusayo halyeeyga weyn
Mohamud Ahmed Ugaari.
Codkaaga sii musharax Maxamuud Ugaari
Maayland Hero

05/04/2026

Walaalo isla dhashey weligooda ayey is dagaali jireen wayna xallinaayaan laakiin Cadow banaanka ugu yimid uma ogolaanaayaan in uu soo dhexgalo.

Reer KGS waa dad wada dhashey KGS na iyagaa iska leh ee kuwa raba in ay soo dhexgalaan waxaan leenahay meeshaan wax idinkama banaan ee banaanka ka jooga.

Reer KGS sow kala jeedkiina yaanan fursad loo arkin ee hindhaha fura cadow baa leedihiinee.
Maayland Hero

30/03/2026

Taariq Xumo Raxweeney. Maayland Hero

28/03/2026

Hamabalyo Hambalyo Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen

24/03/2026

Celebrating my 7th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

22/03/2026

RRA Maayland Hero

18/03/2026

War Deg Deg : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Bisha soonfur wali aan la arkin. Sidaas darteedna Jimcaha inay Ciida tahay.

Ciid waa Jimco 20 March Inshallah. Barina waa maalinta u dambeeysa Ramdaan

Maayland Hero

18/03/2026

Jawaab Kulul Hada MW Laftagareen Siiyay Xasan Qoslaaye, Hakaa saarto kuwii aad laalushi jirteen ma ahan Waa Ilma Shaati Gaduud RRA. MW Laftagareen Guul

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu