Abdikarim Dahir Mohomod

Abdikarim Dahir Mohomod

Share

Waxaaan mahad aan lasoo koobi karin hawada u wada marinayaa dhamaaan asxaabtayda aan kuwada saxibnay aalada FB dhamaantiin Asalamu Calaykum

17/07/2021

Abti jagajage nolaaw nin wax badan Galmudug ka badalay

Photos from Abdikarim Dahir Mohomod's post 13/02/2021

Ugu danbayn odayaasha labada dhinac ee Xananbuuro waxa ay kala saxiixdeen heshiis horudhac ah oo ka kooban 12 qodob kaas oo fure u ah mabadda Xananbuuro.

Waxeey biloow unoqondoontaa nabad waarta oo ka hirgasha halkaan.

Todobaad gudihiis ayuu qabsoomidoonaa shirwayne nabadeed Insha allaah.

Waxaan umahadcelinayaa dhamaan intii ka qaybqaadatay.

Madaxwayne Qoorqoor si gaar ah ayuu ugu mahadsanyahay doorka hugaamineed ee uu ka qaatay nabadaan

Dhamaanteen aan kawada shaqayno dhamaystirka nabadda Xananbuuro.
W/Q wasir ku xigeynka wasaaradda warfaafinta Abdirahman Yusuf Omar Alcadaala

M.a wasiir Alle ha idinla garab galo dadaalada nabadeed ee aad wadaan adi iyo walaalaha kale guul iyo gobonimo

09/02/2021

Wasiir Abdirayman Yusuf Omar Alcadaala Oo ku guuleystay xalinta colaado maalmo kahor ka jirtay degaanka Xanabuuro ee gobolka Galguduud.

Allow inta hartay idinku guuley.

Photos from Abdikarim Dahir Mohomod's post 08/02/2021

Ololaha nabada deegaanka xanan buure ee uu hormuudka ka yahay wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Abdirahman Sheikh Yusuf Omar Al-cadaalo ayaa maraya heer is faham lagu gaaray in la hir galiyo xaalad xabad joojin ah.
waxaa qorshuhu yahay in gogol la iskugu keeno labada beel ee ku diriraysay xanan buure si loo dhamaystiro dedaalka nabada ee uu waday wasiirku baryahaan.

Guul baan rajayneeynaa ineey kuso dhamaato dadaalada uu wado wasiir ku xigeenka iyo asxaabta la socota.

Photos from Abdikarim Dahir Mohomod's post 04/12/2020

Waxaan ka qeyb galay qoray tuurki Allumia Cup jamaacadaha oo ay qabaneysay Astaan Sport anoo matalaya jamacadeeyda SIU

Guul markasta iyo meel kastaba jamaacadayda

16/01/2020



Photos 22/02/2019

Alex Hleb ayaa yiri xalay marki u sacab is Qabsaday Garoonka marki u badalka Ku so Galay

" tani ma ahan mid la amini karo aad iyo aad ayad u mahadsan tihiin madama ad i taageerten marna ma ilaawi doono midan arsenal markasta waa Qalbigeyga

Rawaaahu

Photos from Abdikarim Dahir Mohomod's post 08/10/2018

Safar salaama sxb aan ilaa yaraanteeni soo wada qaaday herka waxbarashada ayaan maanta ka weeynayaa garabkeeyga sxb hormar qiima leh ayaan kuu rajaynayaa melkastoo aad tagtana guul


Yakub bastian ✈️✈️✈️ 🇹🇷🇹

30/09/2018

Jaceeyl in loo cuno cuna halaawday Iyo
in sun loo cabo
ya wacan?

08/09/2018
Photos from Abdikarim Dahir Mohomod's post 02/09/2018

Viva Gunner


the king of pass


@ Istanbul HOTEL Mogadishu

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00