Mukhtar Osman Afrah
Mukhtar Osman Afrah Is Medical Doctor graduated From University Of Somalia Uniso And Also Well Trai
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud . Doorasho qof iyo cod ah inow qabto iska daaye xitaa mid Heshiis lagu yahey ma qabo karo Sabab!
Waxa mucaarad ah sedax Madaxweyne Maamul Goboleed. Waane
1. Madaxweynaha Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni
2. Madaxweynaha Jubland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam
3. Madaxweynaha koofur Galbeed Somalia mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Intaas aan gacan ku heyn ma xamar kaliye ku meereysanaa?
15/07/2025
Dhul nabad ah in dagaal laga huriyo mesha gurmadka u baahane leyska indha Tiro waa ila garasho xumo iyo in dadka walaalaha ah leyska hor keeno
Heshiis ah dunidane la heshiis ah Awdey?
Hasan Iyo Xamse waxey dagaalo ka gurineyaan Dhul 30 sano Nabad aheey halka mesha dagaalka laga rabo ay ka meer meerinayaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hawo Tako Road
Mogadishu
MAKA-AL-MUKARAMAROAD

12/07/2025