Xildhiban Abdullahi mohamed Ali
Hon. Abdiladif F. Adan
Danta Dalka, Dadka iyo Deegaanka
02/04/2025
Walaalkey Omar dahir waxaan rabaa in aan ka dhaho dhowr qodob warkaagii saakay.
1) Cidda kaa dhax hadlowhaysa ee warkaan kuu soo dhiibtay waan ognahay ee banaanka ha usoo wada baxdo.
2) Midda labaad, waxaa kaa hoos baxsan in Agaasima Guud sidiisaba uusan matalaad qabiil meesha ku tagin ee uu yahay nin technical ah oo loo magacaabay maaraynta iyo hagidda shaqooyinka technicalka ee wasaaradda loo magacaabay.
3) Mattalaada qabiilka ee aad ka hadashay cidda ku fadhisa mahan Agaasimaha Guud ee waa xildhibaanad iyo wasiirada reerka ku matalla reerka heer state ama heer federal.
4) Shalay marka uu walaalkay Cabdirashiid joogay, haddii aad sidaan oo kale u dhaliili lahayd waxba uma arkeen warkaaga lkn maanta in aad nin kale oo Isla walaalkaa ah aad hab qabiil ku taarget garaysid cid kaa yeelayso majirto ee sidaas ogow.
5) Anaga Baadacadde hal ayay noo tahay ee iska saar ficilka xun ee kugu jiro walaal.
6) Ugu danbeyn, BBC qaybaheeda kala duwan sida odayaasha dhaqanka, ganacsatada, dhalinyarada, culimada, aqoonyahanada iwm waxaan u sheegaynaa in fiira gooni ah ay u yeeshaan dadka ka shaqaynaayo kalagaynta, iyo isku dirka BBC oo aan looga baranin BBC.
Gorgor aa iqabatay mana cararin been dheh
New Buuni pro max
Kooxda khawaarijta Al shabaab o markii ay u adkeysan waayeen duqeynta diyaradaha dowlda kasoo dhax hadlaa odiyaashii iyaga ushaqeynaay o baadda iyo boobka u aruurinjiray
Soyaalkii Ahmed mohamed islaam madoobe 2006 ilaa 2025
Wabar mohamed wabar ahmed wabar abdi
Nabadon kamid ah nabadonada beesha jijeele o kahadlay wasiir beene beene iyo nabadon buqaay iyo nabadon hassan sheikh o ujawaabay iyo isla xisaabtan cusub oo furmay yeey kumaqan yihiin xilalkii beesha gugundhabe ma badacadda mise jijeele
11/02/2025
Maanta waxaa kulan miro-dhal ah yeeshay Ms. Caroline Adriaensen, oo ah Madaxa Iskaashiga Midowga Yurub. Iyo wasiirka wasaradda qorsheynta qaranka
Hon mohamud abdirahman beene beene
Kulankaan waxaan diiradda lagusaarnay sidii barnaamijyada taageerada Midowga Yurub loo waafajin lahaa ajandaha dowladdu u dejisay horumarka dalka ee ku saleysan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ).
Waxaan sidoo kale leysla eegnay fursadaha lagu xoojin karo wada-shaqeynta ka dhaxaysa Wasaaradda Qorsheynta iyo Midowga Yurub, si gaar ahna waxeey uga wada hadleen sidii loo Aadkayn lahaa isku-duwidda barnaamijyada Midowga Yurub ee ka socda Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa awoodda hay’adaha si loo gaaro horumar waara. Waxoow wasiirka kamahadceliyay doorka muhiimka ah ee Midowga Yurub ku leeyahay taageerada horumarka Soomaaliya. 🇸🇴🤝🇪🇺
07/02/2025
Dhalinyarada iyo Bahda Ciyaaraha Buulobarde oo Mahadcelin U Jeediyay Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac
Dhalinyarada iyo bahda ciyaaraha degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan ayaa si weyn ugu mahadceliyay Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac, kaas oo maanta agab isboorti gaarsiiyay kooxaha ka dhisan degmada. Agabka la guddoonsiiyay ayaa kaalin weyn ka qaadan doona horumarinta ciyaaraha iyo dhiirrigelinta dhalinyarada ku hawlan isboortiga.
Senator Xasan Kobac ayaa marar badan muujiyay sida uu uga go’an yahay garab istaagga dhalinyarada iyo horumarinta ciyaaraha, taas oo keentay in bulshada deegaanku ay si weyn u bogaadiyaan dadaalladiisa. Dadka reer Buulobarde ayaa Senator Kobac ku sifeeyay mas’uul mar walba ka warqaba baahiyaha deegaankiisa, islamarkaana ay matalaaddiisu tahay mid ay ku diirsadeen.
Bahda ciyaaraha degmada Buulobarde ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in taageerada noocan ah ay sare u qaadi doonto horumarka iyo isdhexgalka dhalinyarada degmada.
Mahad sanid sanator Hassan kobac
Dib udajin iyo soodhaweyn kadib somalia 🇸🇴 bad baado ayeey idinka rabtaa si looga gudbo kala qoqobka iyo dad qalataan cml in meel logasoo wada jeesto insha allah cidankeygoow guuleysta 🫡🫡🫡 Hon Waasuge
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
252
