Gamtecs Aviation Academy

Gamtecs Aviation Academy

Share

Iskuulka Barashada Duulimaadka Diyaaradaha Soomaaliyeed

07/12/2025

Maamulka Sare ee Gamtecs Avition oo Bilad sharaf uu guddoonsiiyay Gudoomiyaha Golaha shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha.

Axmed Nuur Shiikh Yuusuf Guuleed iyo Maxamed Cabdi Xalane''Nuunoow'' ayaa Guddoomay

15/08/2025

Ardayda Gamtecs Aviation Academy oo duulimaad toos ah sameeyay 40 sano ka dib kuwaas oo lagu diyaariyay gudaha dalka

01/07/2025

Duuliyaal Soomaaliyeed oo Xirfatooda aad usareeso ayaa Maanta qeyb ka ahaa Dabaaldaga Xuska 1 Luuliyo

22/04/2025

Iskuulka Barashada Cilmiga Duulimaadka ee Gamtecs Aviation Academy oo agab waxbrasho ku wareejiyay Ardayda

13/12/2024

Ciidanka Xooga Dalka ee ku sugan Baydhabo oo soo dhaweeyay Diyaaradaha ciidanka Cirka.

06/12/2024

Diyaaradaha Ciidamada cirka oo ku biiray howlgalka ka dhanka khawaarijta ee ka socda deegaanada Jubbaland iyagoo saldhig cusub ka sameeysay Deegaanka Raaskambooni

04/12/2024

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay Gaadiidka Dowlada Soomaaliya soo iibsatay asigoo Kormeeray Diyaaradaha Ciidamada Cirka.

29/11/2024

Iskuulka barashada duulimaadka Soomaaliyeed ee Gamtecs aviation academy

28/11/2024

Diyaaradaha Ciidamada cirka

22/11/2024

Gamtecs oo Heshiis Caalaami ah la saxiixatay Iskuulka barashada duulimaadka Talyaaniga

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Adan Adde
Mogadishu
00252