Yaasiinxidig
waxaad ka helaysaa arimaha waxbarashada iyo caafimaadka
يارب إني قد رسمت مستقبلاً وبنيت طموحاً ورفعت أملاً يارب لاتضيع لي تعب ولا جهد وأكتب لي التوافيق والقبول.♡︎
لأحمد فضل لا يعد ولا يحصى ** ومن قدره بين الورى ليس يُستقصى
هو القرشي الهاشمي الذي سرى ** من المسجد الأسنى إلى المسجد الأقصى
نبيٌّ دنى من قاب قوسين إذ دنى ** فسبحان من وصّى إليه بما وصّى
عليه صلاة لا انتهاء لفضلها ** من الله ربي لا تعدّ ولا تحصى
Dhibta diinta loomaray...
04/12/2021
لمن ضاقت عليه الحياة.
Aduunyo iyo sheekadeed.
Dantu wadajir guud bay,
Dayac kaga fogaataa.
Karti iyo dedaal baa,
Gobannimo daryeeshee.
Dadku wuxu ka maalaa,
Kolba siduu u daajee;
Bal dayaay ayaamuhu,
Isku darajo maahee!
Allahayoow nin daacada,
Allahayoow nin daalina,
Deeqdaada haw simin.
Abwaan hadraawi
Click here to claim your Sponsored Listing.
