06/04/2026
Abdikarim Ahmed Hassan
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
06/04/2026
17/07/2025
TACSI TIIRAANYO LEH
Dhammaan Maamulka sare iyo Hawlwadeennada Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha (GMDQS) oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha Guddiga Mudane Abdikarim Ahmed Hassan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyihii h**e ee GMDQ, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey), oo uu wiilkeedii Ayaanle Cabdullaahi Canshuur ku geeriyooday dalka Maraykanka.
Waxaan ALLE uga baryeynaa inuu marxuumka naxariistiisa Janno ku maneysto, ehelka iyo qaraabadiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Maka Almukarram Road
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
