Xafiiska Afhayeenka M JFS

Xafiiska Afhayeenka M JFS Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Xafiiska Afhayeenka Madaxwaynaha JFS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad...
31/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid, kaas oo sanadkan looga hadlay mowduuc la xariira Dastuurka iyo Haybta Soomaaliyeed.

Kulanka oo ay ka qayb galeen culumaa’udiin, aqoonyahanno, xeel-dheerayaal arrimaha Dastuurka, iyo xubno matalayay bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ku saabsan qodobadii lagu lafa-guray muddadii uu kulanku socday.

31/10/2024

Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee Kulan Cilmiyeedka 4-aad ee Dastuurka iyo Haybta Soomaaliyeed.

31/10/2024

Madaxweyne Xasan Sheekh “Doorasho waa Qof iyo cod, meel kale oo loo laabto ma jirto. 24-sano ayaan ku soo jirnay doorasho dadban, maantana ka noqon mayno in aan aadno doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaam...
31/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo lagu soo bandhigay Aalado casri ah oo ay hal abuureen dhallinyaro Soomaaliyeed, caqabadaha ku hor gudban dhallinyarada iyo fursadaha u baahan in looga faa’iideeyo.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’antahay baadi goobka xaquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ugu horreyso, helidda xaqa Dastuuriga ah ee doorashada matalayaashooda siyaasadda iyo hoggaaminta dalka.

31/10/2024

War Murtiyeed Go'aan looga gaaray arrimaha Doorashooyinka dalka oo lagasoo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

31/10/2024

Shir-madaxeedkii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda ayaa qodobo muhiim ah laga soo saaray oo ku saabsan xariirka labada dal.

31/10/2024

War-murtiyeed ka Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ).

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Afhayeenka M JFS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share