26/12/2025
BISMILLAH
Youth Beyond Tribes are the Leaders of Justice!"
Ku Soo Dhawoow Somali Youth Club (Syc)
Somali Youth Club (Syc) Waa Urur Dhalinyaro Oo U Taagan Wacyigelinta Iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed. Ujeeddadeennu Waa In Aan Dhalinyarada Siino Fursado Ay Ku Kobciyaan Aqoontooda, Horumariyaan Xirfadahooda, Islamarkaana Ay Qeyb Weyn Ka Noqdaan Dhismaha Mustaqbal Soomaalia
1. Ujeeddada & Himiladeenna
➡️ Kor U Qaadista Wacyiga Bulshada
➡️ La Dagaallan
26/12/2025
BISMILLAH
13/12/2025
P2
Bandhig, Bogaadin , Iyo Abaalmarin
Waxa magaalda kaqabsoomay kulan ay isugu yimaadeen qeyb kamid ah xubnaha ururka marti sharaf iyo madaxda ururka
Is xog wareysi kadib waxaa halkaa lagu lafoguray Arimo masiiri ah
Dabadeed waxaa lasoo bandhigay wixii uqabsoomay ururka 3dii bilood ee lasoo dhaafay
Intaa kadib waxaa lafalanqeeyay qorshayasha sanadka cusub lagu howlgeli lahaa haduu eebe idmo
Gebagabadii waxaa masuliyintii,howl wadenadii iyo xubnihii laga abaal mariyay dadaalka dhabar adeega iyo masuliyadii ay muujiyen mudadii ay bulshada u'adeegayeen
Ayada oo la gudoonsiyay abaal marino kala duwan
Ugu dambeyntii kulanku wuxuu kusoo dhamaday nabadgeliyo iyo is faham .
13/12/2025
P1
Bandhig iyo Bogaadin

11/11/2025
TAARIIKHDA: 11-NOVEMBER-2025
Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Dugsiga Hoose/Dhexe/Sare ee SAHAL , oo ku yaalla degmada wadajir
Maamulka iyo ardayda dugsigaas ayaa si hufan iyo soo dhoweyn diirran noogu maamuusay. Ardaydu waxay muujiyeen ixtiraam iyo dhageysi
“Waxbarashadu waa furaha nolosha iyo horumarka.”
09/11/2025
🇸🇴❤️
Calanka Somalia Iyo SYC ❤️
09/11/2025
TAARIIKHDA: 9-November-2025
Waxaan booqasho sharaf leh ku tagnay Xanaanada Caruurta ee Hamdi , oo ku taala degmada wadajir
Maamulka ayaa si hufan nago soo dhaweeyay iyo maamuus.
HAMDI Pioneer Kindergarten
28/10/2025
Dhalinyarada Ururka SYC oo Qeyb Kanoqday Dooda Lago Falanqaynaye Khilaafaadka Siyaasadeed Ee dalka Kajira
Gudomiyaha Golaha Sare ee Ururka SYC
Mohamed Abdirshid Adan (O+)
Oo Kahadlay Dugsiga H/DH/S Ee AL-IMRA
Gudomiye Kuxigenka Golaha Sare ee Ururka SYC
Mohamed Salad Abdule (Karama)
oo Kahadlay Dugsiga H/DH/S ee AL-IMRA