Waceysle Wada Dhashay

Waceysle Wada Dhashay

Share

Isbahaysiga Sadex Beel ee Waceysle ( Haaruun, Jabraail iyo Faqay Cumar ).

Photos from Waceysle Wada Dhashay's post 14/03/2025

Sawiro Qeybta 1-aad Dhalinyarada iyo waxgaradka beesha Haaruun Waceysle oo kulan afur wadareed ah ku yeeshay muqdisho.

14/03/2025

Dhalinyarada iyo waxgaradka beesha Haaruun Waceysle oo kulan afur wadareed ah ku yeeshay muqdisho.

07/02/2025

Beesha Haaruun Waceysle oo ah Curadka Beesha Waceysle ayaa maanta kulan wadatshi ah ku yeeshay magaalada muqdisho.

04/01/2025

Elite-ka Beesha Haaruun Waceysle oo ku mideysan isbahaysiga cusub sadex beelood ee Waceysle.

15/12/2024

Shirweynihii labaad ee dhallinyarada beesha Faqay Cumar Waceysle, waxaa lagu gorfeeyay arrimo badan oo muhiim u ah Beesha.

Waxaa Kulanka qayb ka ahaa duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, ganacsatada, dhallinyarada aqoonyahannada ah iyo haweenka waxaana uu ku soo dhammaaday guul.

05/12/2024

Wadatashigu waa muhiim marka hadaf mideysan la wada leeyahay. Towfiiqda Allah na waafajiyo 🤲

22/11/2024

Qabiilo wada dhashay iyo qabiilo wada daga ayaa la kala yahay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Suuq Bacaad, Degmada Yaaqshiid
Mogadishu
2526