Raysalwasaare xamze abdi bare oo sheegay inay qorshaynayso xukuumadiisu safar uu ku tago magaalada laasacanod
Hawraarsan News
hogaaminta wanaagsani waxay sababta horumar waara
05/04/2025
Alle ha u naxariisto taliyihi guutada 14 October ee cxds . Taliyaha ayaa waxaa la xaqiijiyay in uu dilay askari ka tirsan ciidankiisa mar uu kujiray howlgalka ka dhanka kooxda khawaarijta ee As.
05/04/2025
Mudadii aan hogaaminaayey Wasaardda Gaashaandhiga maxaa noo qabsoomey?
Wasaaradda Gaashaandhigga JFS waxaa lagu sameeyey isbeddel weyn oo ku saleysan aragtida Madaxweynaha Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud — aragti ah Soomaaliya ammaan ah, midaysan oo madax-bannaan.
🔹 In ka badan 20,000 oo askari oo ka tirsan CXDS ayaa la tababaray
🔹 In ka badan 5,000 oo argagixiso Khawarij ah ayaa la diley
🔹 In ka badan 10 heshiisyo difaac ayaa la saxiixay
🔹 In ka badan 200 safarro diblomaasiyadeed ayaa la fuliyay
Dhaxalkaani waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed ee diiday inay isdhiibaan.
Xifaaltanka hoose ma laga tago waa loo midoobi doonaa qaranka difaaciisa
Midnimada ciidanka
Ciidanka cirka cxdka Soomaaliyed
Qaranku ha guulaysto
Hogaaminta toolsan ee hanaqaadda waxaa halbeeg u ah: dhiiranan, hufnaan, howlkarnimo #
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
