Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal

Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal

Share

wll ku soo dhowaaw page-ka Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal
welcome to manager's of Association youth Reer dumaal (MDHBRD)

11/04/2026

.mohamed Noor gereeri (sudani) oo kalimad kajeediyey shirka wada Tashiga Beesha Reer dumaal oo kadhacay Isha view baidoa

Photos from Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal's post 11/04/2026

Q1. Shirweyne ballaaran oo ay isugu yimaadeen dhalinyarada beelweynta Reer Dumaal ayaa ka qabsoomay magaalada Baydhabo.

10/04/2026

Shirweyne ballaaran oo ay isugu yimaadeen dhalinyarada beelweynta Reer Dumaal ayaa ka qabsoomay magaalada Baydhabo.

10/04/2026

MUNAASABADDA
LIVE_ WAA KA DAAWAN KARTAA DAL IYO DIBADBA

10/04/2026

KULANKA SAACADO YAR BAA KA DHIMAN SOO DHOWAADA
10/4/2026🤌🤝

10/04/2026

KULAN WEYNAHA AAYA KA TASHIGA BEEL WEYNTA REER DUMAAL IYO TAAGEERIDDA IS BADELKA KA DHACAY DOWLADDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA

09/04/2026

BISMILLAH
Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal
10/4/2026
DHAMAAN ODEYAALKA DHALINYARADA HAWEENKA WAXA AAN LA WADAAGAYNAA IN AY JIRTO MUNAASABAD SHIRWEYNAHA AAYA KA TASHIGA BEEL WEYNTA REER DUMAAL IYO TAAGEERIDDA IS BADELKA KA DHACAY DOWLADDA 🇦🇿KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA🇸🇴

KASOO QEYB GAL WANAGSAN 🤌

MUDANE/MARWO🤝

HORAA LOO SOCONAYAA💯

06/12/2025

Ah Beesha Reerdumaal oo Baaq iyo Codsi udirsadey dhamaan beelweynta Reerdumaal meelkastoo Ay joogaan & Dalka gaar Ahaan bessha kunool dibada In Ay u qodaan Ceel Ay ka cabaan xoolahooda ay ka waraabsadaan Maadaama Ay jirto biyo La,Aan ba,An iyo meel Ay biyo Ay kacabaa waxaa dheertahay Abaar Ba,An oo diba joog ah Ay Rabaan in loo gurmado baahiyo Farabdan Ay qabaan

11/11/2025

Reerdumaal oo looga magacdarey(Reerdumaal doorki Digil I miriflubuwaa. Deeqdiis may ling Ilduuf derejjydisa dollar ingkey doorstyn)
Waxaa Tiriyey Noor gereeri (soorgaley)

09/10/2025

Hambalyo Hambalyo
Hambalyo 👏

💐 Farriin kooban:

Hambalyo aroos! Ilaahay ha idinka dhigo lammaane isku naxariista, noloshiinnana ha ka dhigo mid barwaaqo iyo farxad ku dhisan.

💞 Farriin dheer:

Hambalyo arooska! Ilaahay ha idiin barakeeyo arooskiinna, ha idin siiyo farxad, caafimaad, iyo ubad kheyr qaba. Nolosha cusub ee aad ku tallaabsateen ha noqoto mid jacayl iyo kalsooni ku dhisan💯👏👏

Photos from Midowga dhalinyarada Beesha Reer dumaal's post 09/10/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxa halkan Hambalyo uga direynaa
C/Laahi Ali Xassan (Wariiri)oo ah
Gadoomiyaha Askarta oo ku aqal galay magaalada awdiinle ee gobolka Bay
Waxaanu leenahay ubad kheyr qaba kala hela
Wiil iyo caano gabar iyo cano👏👏

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

H/wadag
Mogadishu