إنا لله وإنا إليه راجعون
Allaha u naxariista nabadoon Hirre dhiire
Runtii waxuu ahaa nin culumo ah afgaaban
اللهم اغفر له وارحمه
وعافه واعف عنه
وأكرم نزله ووسع مدخله
واجعل قبره روضة من رياض الجنة
واسقه من حوض المصطفى صلى الله عليه وسلم شربة لا تظمأ بعدها أبدا
وأسكنه في الفردوس الأعلى
وارزق ذويه الصبر والسلوان
Bulshada reer baledxawo aan u wada duceyna nabadoonkeenaa qiimaha badan
Caawa ramadan waa 23 waa habeen ka mid ah habeenada lagu tilmaamay inaynu raadinu leylatul qadriga
Xafiiska Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Degmada Baled-xawo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada Degmada Baled-xawo, Government Official, Baledxawo, Mogadishu.
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.
Bishan oo ku soo adday xilli adag oo dadka Soomaaliyeed ay la daalaa-dhacayaan duruufo iyo abaaro saameeyey dad iyo duunyo, waxaan dadka Soomaaliyeed ku boorrinayaa in ay badiyaan ducada si loo helo nabad iyo barwaaqo.
Bisha Ramadaan waa bisha cibaadada, is-cafinta iyo is-kaalmeynta, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in aan u istaagno taakuleynta dadkeenna danyarta ah, kana dulqaadno culayska nololeed ee bishan.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana nasiiyo khayrka bishan.
Ramadaan Mubaarak
29/12/2025
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Shaacib Ibraahim Faarax, oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Dowladda Jubaland, kuna geeriyooday maanta Magaalada Muqdisho.
Marxuumku wuxuu door weyn ka qaatay dhismaha iyo horumarinta Dowladnimada Jubaland, isaga oo muddadii uu ka tirsanaa Golaha Wakiillada Jubaland si hufan u gutay waajibaad qiimo leh oo muhiim u ahaa dowlad-dhiska iyo horumarka Jubaland,
Waxaan tacsi u dirayaa Golaha Wakiillada Dowladda Jubaland, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka reer Jubaland ee uu ka baxay Marxuum Shaacib Ibraahim Faarax. Waxaan Alle uga baryayaa inuu Marxuumka ku mannaysto naxariistii Janno, dhammaanteenna gaar ahaan ehelkiisana uu ka siiyo samir iyo iimaan.
23/12/2025
Digniin kusocoto Ganacsatada Balad-xaawo
Balad-xaawo dhulboobkii Muqdisho ayaa kabilowday
Taliyaha isku sheegii Booliiska Gobalka Gedo oo fadhigiisu yahay Degmada Balad-xaawo Aadan Maxamad Siyaad ( Dhafoorey)ayaa warqad digniin ah udiray Maamulka Isbitaalka TB Baladxaawo in xarunta isbitaalka ay mudo kooban uga guuraan adeegii bulshada loogu haayayna laxiro waxa uuna taliyaha isku sheegu Sheegay in isbitaalku yahay hanti Dowladeed Dowladana ay ubaahantahay doonaysana in dhulka isbitaalka ay iibiso
Maamulka.Dagmada Baladxaawo ayaa digniin kasoo saaray warqada taliyaha isku sheega booliska gobalka
Ganacsatada Baladxaawo waxa looga digayaa in hanti dad wayne oo berri la isaga daba imaan doono oo laboobayo aysan boobka qayb kanoqonin xoolahoodana aysan iska galinin oo iskana khasaarin
Abdiwahab issak kussow
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
